September 07 2010 17:05:02
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Kaba tolaw ma halkaa...
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Ma taqaanaa Gobolka Liibaan


Gobolkan wuxuu ka kooban yahay 4-degmo oo kala ah;
1-Degamad Fiiltu oo ah caasimada Gobalka
2-Degmada Mooyaale
3-Degmada Doolow-ado
4-Degmada Hudeed oo waa dambe la magacaabay.

Intaa waxaa u dheer magaalada Nageeyle oo si xeerka ka baxsan loogu kacan geliyey maamulka Oromada sida dhul badan oo ka tirsanaa Ogadenya uu gumaysiga u raaciyay maamulka Oromada isagoo ujeeda ka leh arintaa. Hasa ahaatee miyiga iyo magaala Nagayle-ba waxaa daga Soomaali oo marka aad ka soo baxdo Nageyle kuna socotid caasimadda Itobiya ee Adisabab waxaad sii mari tuulooyin laga maamulo degmada Filtu.

Gobolka waxaa mara laba webi oo kala ah Webi Juba iyo Webi Daawo. Deegaanku waxuu caan ku yahay macdanta dahabka siiba dhanka webi Daawo ee Nageyle iyo Mooyaale dhexdooda mara, waxaana la odhan karaa waa sababta keentey in magaalada Nageyle loogu wareejiyo maamulka Oromada maadaamaa gobolka Adoole lagu wareejiyey shirkada ajanabi ah oo ka qoda dahabka in mudo ahna ka qodi jirtey aaga Nageylana uu yahay aag aad u dahab badan. Waxay Itobiya u aragtay in magaalada Nagayle iyo agagaarkeeda aysan gacanteeda ka bixin hadii ay Ogadenya ka xorowdo gumaysigeeda.

Mujtamaca deegaanku waxaay u badan yihiin reer guuraa xoolaleey ah, oo weliba geela aad u dhaqda, hase ahaate waayadan danbe waxay dadku bilaabeen inay beerahana yara abuurtaan, oy magaalooyinka soo dageen. Dhanka reer miyiga, weligeed lama sheegin wax ka socda caafimaadka xoolaha (veterinarian) mana jirto meel xoolaha lagu daaweeyo.

Siduu u dhacey maamulkii Mingistu gobolka wax dagaal ah oo lagaga soo horjeedo dowlada dhexe kama dhicin oo waxaa lagu tilmaami karaa inay nabad ka jirtey in kasta oo dagaal joogta ah uu kaga yimaado dhanka deegaanada Oromada oo aad moodo inay dowlada dhexe raali ka tahay. Waxaana arinta inay sidaa tahay ku tusaya iyadoo inta badan ay ka qeyb qaataan ciidamada deegaanka Oromada dagaalada laguna sheego inay yihiin ciidan dhex-dhexaad ah kuwa feederaalkana ay dusha ka daawadaan. Ma dhicin marna inay ciidanka dawladda soo kala dhex galaan ilaa marka ay ka dareemaan in natiijadii ay ka doonayeen dagaalka ay ka gaareen oo ah in la sii durjiyo dadka Somaalida ah.

Hadaad eegto dhanka beeraha waxaa la yaab leh in deegaanka baaxadaa leh aan laga aqoonin wax la yidhaahdo cagaf-cagaf beeraha lagu qoto oo beeralayda weli waxay isticmaalaan gacmaha.

Hadaan u soo noqono dhanka magaalooyinka iyo maamul ku sheega ka jira, hadafka ay ku shaqeeyaan waa isku dir oo xukun. Tusaale ahaan Liibaan Somaalida dagta oo aad u fara badan wax heshiis ah oo inta badan ka dhexeeya ma jiro oo waxaa lagu kala dhex abuurey colaad iyo kala shaki farabadan. Maalinba qabiil ayaa odayaashooda la geeyaa Jigjiga oo lagu yidhaahdaa idinka ayaan idinku ognahay gobolka oo wixii aan idin aheyn waa inaad ka saartaan shaqada dawladda, tujaarta iyo inta ka dhaq-dhaqaaqdana aad xidhaan. Ciidankana idinka ayuu idinka amarka qaadan doonaa ee isla shaqeeya. Arintaa waxay keentay inuusan gobolka waligiiba helin degenaansho.

Dhanka caafimaadkii hal isbitaal oo keliya ayaa ku yaala Filtu aan wax qalab ah oo yaala aanay jirin. Mar waliba waxaa dadweynaha loogu sheekeeyaa hay’ad ayaa gogli doonta ee iska suga, welina waa lagu sugayaa. Mooyaala-na ka sii daran, Doolow iyo Hudeed-na waa lamid. Iskabadaa tuulooyinka warkooda waayo xataa dugsiyo waxbarasho malaha tuulooyinka iskabadaa meelo dadka lagu daaweeyee. Waxa keliya ee dowlada dhexe ay sameeysey waa iyada oo tuulo waliba dul dejisey ciidan farabadan oo 24ka saacadood dulwareega oo tilaabadii aad qaadaba ku joojinaya. Su’aalaha lagu weydiina waa; xageed ka timid, xageed ku socotaa iyo maxaad ka doonaysaa. Sababta ay sidaa ugu adkeeyeen isu socodka dadweynaha iyo guud ahaan amniga gobolka waxay tahay xisbigan talada haya ee Wayaanaha oo macdanta iyo dahabka gobolka oon ogolayn in la ogaado ama cid aan iyaga ahayn ay ka faa’idaystaan.

Maamul xumidaa qolo waliba oo reer Liiban ah wey soo tijaabisey oo waxaad moodaa hada dadkii inay iswada tuseen dhibaatada haysata oo ay hurdada ka soo baraarugayaan. Hal su’aal ayeyna dadku inta badan isweeydiiyaan, maxaan ku haysanaa dawladdan gumaysiga ah oon ka ahayn; Gaajo, faqiirnimadii oo sii badatey anagoo haysana khayraadkan iyo rajo beenaadkii ku dhisnaa cadaalad iyo sinaan ee dowlada Itobiya ay naga balan qaadey oo noqday daruur jiilaal, waxayna ku maahmaahan; Dhedo roob noqon weydey. Ee Liibaan ma gacan haadis ayey naga sugeysaa tolow?

Qorey; Shabeel

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News