|
Kooxda SomaaliGalbeed
|
| maamule |
Posted on 17-12-2008 05:00
|
Admin

Posts: 1
Joined: 15.12.08
|
Maalmahan waxaad ku arki shabakadaha sida dadban ugu adeegaya cadawga iyagoo dacaayad kala jaad ah qoraya oo mar sheegaya inuu dagaal sokeeye ka socdo gudaha Ogadenya mar kalena qoraya in 2ba garab oo JWXO ah ay dhexdooda ka dagaalamayaan iwm arimahaas oo dhamaan hadafka laga leeyahay uu yahay in la kala dhantaalo mindinmadii umadda .. Sideed u aragtaa arimahan in wax looga qaban karo oo lagu soo afjari karo dacaayadahan ey buunbuuninayaan shabakadahan fartu ku godan tahay? |
| |
|
|
| arbe |
Posted on 17-12-2008 14:32
|
Newbie

Posts: 4
Joined: 10.12.08
|
Shabakadahan dacaayada fidinaaya waxay u shaqeeyaan Gumaysiga. Mar haddii ay gumaysiga u shaqeyaan waxaa muhiim ah in shacabweynaha la gaadhsiiyo si ayna dadka u qaldin.
Waxaa muhiim ah in dadku ogaadaan shabakaddaha ay shaqsiyaadku leeyihiin in waxmicno ah ayna ku fadhinin, sababtoo ah waxay soo qori figradooda iyo waxa ay aaminsan yihiin marka waxaa wanaagsan in halkaa looga gudo. |
| |
|
|
| haro_digeed |
Posted on 17-12-2008 15:12
|
Junior Member

Posts: 10
Joined: 11.12.08
|
shabakadahaani waxay qayb kayihiin, waxyaabo badan oo uu gumaysigu raba inuu dadka khalkhal ku galiyo, runtiina maanta website yadani qayb wyn ayay kaqaataan borobogaando iyo inay iska horkeenaan bulashada.
anigu fikirka arbe ayaan ku raacsanahay in bulshada toosh loo guqabto shabakadaha iyo shaqadooda, runtii shaatiyaal badan ayay huwan yihiin oo dhan waxa loogu yeedho galbeeda ayay is wataan dhanna fikirka gumaysiga ayay huwan yihiin walow aan ba odhan karo marba haduu danaha shacabka kasoo horjeedo iyo gunmaysiga oo laga baxo hal babda ayunbaa loo aqoonsan, oo ah kuwa ay ugu yeedhaan "pen taqaaqiis" waana nooc xun runtii
eega shabakadahaan bulshada si wanaagsan ayay ugu taxan yihiin inkasta oy ogyihiin wax yeelada ay wado, markaa waa in faahfaahin laga siiyo bulshada qofka qora, meesha uu joogo, mabaadiidiisa iyo meelaha uu kuxidhan yahay, waxyaabaha uu qoro ee beenta ah, sida uu halganka u dacaayadeeyo,
haro digeed[img][/img] |
| |
|