September 07 2010 17:14:35
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Kaba tolaw ma halkaa...
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Wararkii ugu dambeeyay
News
Maamulihii Abaaqorow.com oo cafis waydiistay ummadda Ogadeniya
Maamulihii websiteka loo yaqaanay Abaaqorow.com oo in mudo ah u shaqeynayey gumaysiga Itoobiya gaar-ahaan Melez Zenawi ayaa umadda Ogadeniya weydiistay in ay ka cafiyaan dhibkii uu u geystay intii uu taageerayey Kaligii taliye Melez Zenawi. Hoos ka dhageyso hadaladiisa.
newsadmin on September 07 2010 17:01:18 · Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 9 Reads/Akhriyey · Print
Culimo isu tagay oo bayaan soo saaray

Culimo Somaliyeed oo isu tagay ayaa sheegay inay bayaan ka soo saareen qoraalkii Sh. Umal iyo rag la socday ay kaga hadleen is-dhiibkii kooxdii Ibraahim dheere. Shabakadda Somalimidnimo oo soo qortay ayay ku sheegeen in golahooda uusan ka tagayn ixtiraamka culumada laakiin ay yidhaahdeen kulligeen ay naga weyntahay diinta iyo xaqqa oo la sheego.
maamule on September 07 2010 03:50:30
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 228 Reads/Akhriyey · Print
Denmark - Xafaladda Sanadguurada 26aad ee JWXO
Waxay jaaliyadda S.Ogadenya iyo ururka Midowga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenya ee Denmarka ugu baaqayaan dadaweynaha Somaliyeed ee ku dhaqan Denmark xaflad lagu maamuusayo Sanadguurada 26aad ee asaaskii JWXO. Xafladan ayaa lagu qaban doonaa magaalada Odense 18ka Bishan September.
maamule on September 06 2010 18:34:09
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 165 Reads/Akhriyey · Print
Ciidan isku dhaf ah oo ka soo duulay Godey oo guuldaro la soo noqday
onanews
War goor dhaweyd nugu soo gaaray khadka teleefoonka ayaa naloogu sheegay in cutub katirsan qaybta Gashaan ee ka howlgasha gobolka Shabeele ay u xoog sheegateen ciidanka wayaanaha oo kasoo duulay magaalada Goday. Warku wuxuu intaa ku daray in laysku helay ceel Carmaale oo ka tirsan gobolka shabeele .
newsadmin on September 05 2010 15:43:10
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 481 Reads/Akhriyey · Print
Dhagaxbuur - Qorshaha cusub ee adeegayaasha gumaysiga
onanews
Warqad ay soo direen qaar ka mid ah odayaashii ka qaybgalay shir dhawaan la'isugu keenay odayaasha gobolka ayay kaga xogwarameen in loogu hanjabay shirka reer gooni ah iyo inay soo ogadeen laba nin oo jooga London oo soo diray liis ay ku soo qoreen dad ay yidhaadeen waa ONLF iyadoo laga sheegay halkaa in hantidooda lala wareegayo.
Warqadii odayaasha ay soo direen ayaa u qornayd sidan;

maamule on September 05 2010 15:14:59
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 385 Reads/Akhriyey · Print
Warsaxaafadeed ku saabsan arimaha shidaalka
onanews

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa warsaxaafdeed ay ka saartey sheegashada Wasiirka Macdanta Itobiya ee ah inay ciidankiisa gacanta ku hayaan Ogadenya ku tilmaantay mala-awaal ku dhisan rabitaan aan waxba ka jirin waxayna ugu baaqday shirkadaha shidaalka in aanay ku sirmin beentaa maadaama siyaasadii JWXO ee ku saabsanayd baadhitaanka shidaalka aanu waxba iska badalin. Warsaxafadeedkan oo afka Ingriisiga ku soo baxay ayaa u qoran sidan;
newsadmin on September 05 2010 03:14:49
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 144 Reads/Akhriyey · Print
Taariikhdiisa qofkaan ixtiraamin isagaa ku ceeboobi

Shabakadda Somalimidnimo ayaa soo qortay maqaal ay cinwaan uga dhigtay; Cajal Video Ah Oo La Helay Ibraahim-dheere Oo Afkiisa Isku Xukumaya, Dastuurka Itoobiya iyo ONLF Caayaya; Culumadii Difaacdayse Maxay Oran?!(Daawo) .. waxaa hubaal ah balantii Ilaahay ee ahayd inuu u gargaarayo qofkii xaq ku taagan inay inoo muuqato. Maqaalka shabakadda sidan ayuu u qoranyahay;
maamule on September 04 2010 10:50:02
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 443 Reads/Akhriyey · Print
Ururuka dhalinyarada waqooyiga America O.Y.N. oo soo dhaweeyay Midaynta dhalinyarada - Ogaden Youth & Students Union.

Ururuka dhalinyarada waqooyiga America Ogaden Youth Network oo soo dhaweeyay ku midaynta dhalinyarada Ogadenia magaca iyo maamulka Ogaden Youth & Students Union ayaa ka hawlgalayay Waqooyiga America kana soo qabtay hawlo kala duwan oo Muhiim aha. Waxaa La’ aas aasay Ururka dhalinyarada ee OYN July/ 2005 ...
maamule on September 04 2010 03:55:08
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 87 Reads/Akhriyey · Print
Xalka Ogadenya waa in shacabkaa laga qaado afti xor ah

Waxaa soo gaaray Wakaaladda ONA warqad loo kala diray haya’da badan oo caalamka ah uu soo saaray isbahaysi la magac baxay -Resolve Ogaden Coalition- (Isbahaysiga Xalka Ogadenya). Warqaddan oy cinwaan uga dhigeen (Call To Action In The Ogaden To Resolve Tragic Conflict Is Now Urgent!) – Baaq wax-qabasho sidii xal waara loogu heli lahaa dagaalada dhiilada reebay ee ka socda Ogadenya -
maamule on September 03 2010 10:19:33
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 268 Reads/Akhriyey · Print
Warbixintii ugu dambaysay ee goobaha dagaalka iyo guulaha CWXO
onanews


Warbixin ay soo direen xarunta CWXO ayay noogu sheegeen in hawlgaladii naftood-hurayaasha ay si xawli ah ooga socdaan guud ahaan dalka iyadoo weerarada CWXO ay la beegsanayaan Askarta Wayaanaha ee Ogadenya ku sugan. Dagaaladan oo ay N/hurayaasha CWXO guulo waawayn ka soo hooyiyeen ayaa ...
maamule on September 02 2010 18:47:07
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 225 Reads/Akhriyey · Print
UWSLF: Nina Guusha Kuma hanto Hilib Walaalkiise ..

Maqaaladii ku socday kooxdii isu dhiibtay cadawga ee qoraa Yaasiin garaad uu ku soo bandhigay shabakadda SomaliTalk ayuu ku gunaanaday isagoo yidhi (Faraskayguna halkaas buu fariisan markan.). Maqaalkan oo sidaan uga baranay qoraaga xiisa leh taariikhina ah ayaan qodobada ugu muhiimsan ka soo qaadanaynaa oo xasuusin ah. Waxaanan u sheegaynaa qoraaga in kooxdan ay dagaalka dhab ahaantiisa ka bexeen 1997dii. Intii ka dambaysay mashruucan uu ahaa mid lagu shaqaysto oo carabaha looga gurto dhaqaale, dad fara ku tiris ahna ay ku badhaadheen dhiigii dhalinyarada ay dagaalada galiyeen iyagoo ogsoon siday sheegeen inuusan meelna gaareyn.---
maamule on September 02 2010 05:43:38
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 159 Reads/Akhriyey · Print
Wadaad Sumoobay (Casoowe) oo diintiisii sariftay.
(Wajiyo badanuhu Alle agtiisa waji`kumalaha)

Waxaan rabnaa in aan akhristayaasha sharafta leh usoo bandhigno qormo kooban oon ku ifinayno nin waagii hore wadaadnimo dadka kaga qadhaaban jiray laakiin, xaqiiqadiisii iyo wuxuu ahaan jiray iyo waxa uu eega lugaha kulajiro ay kayaabisay umada soomaaliyeed ee kunool wadanka Denmark.Ninkaas aan kahadlayno waa Ninka lagu magacaabo Maxamed Abdi nuur oo ku magac-dheer (Casoowe).
newsadmin on September 02 2010 02:31:31
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 578 Reads/Akhriyey · Print
Ibrahim dheere iyo xertiisii waxaa la hoos fadhiisiyay sanamkii Zenawi caabudi jirey!

Waxaa jira brotokool ay dawladaha adeegsadaan markay doonayaan in sawir laga qaado marti u timid ama goob saxiix uu ka dhacayo. Waxaana ugu muhiimsan brotokoolkaa inuu ka muuqdo goobtaasi waxyaabaha muujinaya diinta, dhaqanka ama horumarka dawladaasi ay ku faanayso. Qoraa ka mid ah aqoonyahanka sida fiican ula socda dhaqanka Itobiya ayaa sawirkan gadaasha sida ula kaca ah loo dhigay ka bixiyay aragtidiisa. Iyo wuxuu ka ogsoonyahay sooyaalka Ibraahim dheere.
maamule on September 01 2010 16:28:16
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 209 Reads/Akhriyey · Print
Gudoomiyaha JWXO , Admiraal Mudane Mohamed Omar Osman oo kulan khadka taleefanka ah la yeeshan Gudiga Fulinta ee OYSU
Waxaa kulan yeeshan Ururuka midowga dhalinyarada iyo aradayda dalka ogadenia (OYSU) gudigiisa fulinta ayaa waxay yeesheen kulan aad muhiim u ah maalinkii axada 8/29/2010 kulankan oo ay masuuliyiinta dhalinyarada dalka ogadenia kaga xaajoonayeen hoowlaha iyo shaqooyinka miiska usaaran sidii ay uguda galilahaayeen waxqabadkodana uxoojin lahaayeen.
newsadmin on September 01 2010 03:19:27
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 114 Reads/Akhriyey · Print
Sh. Shakuulow guushii way noo muuqataa anaga

Qudhanada waxaan ugu baaqaynaa Sh. Shakuul iyo kuwii goobtaa fadhiyay inay caqli iyo qalbi u qalma maqaamka ay xambaarsan yihiin dib ugu eegaan halganka ka socda Ogadenya iyo guulaha uu gaaray. Waxaana daliil cad u ah inuusan Meles Zinawi hor fadhiisteen Ibraahim dheere, caalamkana uusan ka raad-raadiyeen ..
maamule on August 31 2010 15:15:37
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 496 Reads/Akhriyey · Print
Hunguri wax ka weyn la galiyaa ..

Sirdoonka Itobiya iyo kuwa reer galbeedka ah ee ka warqaata iyaga arimahaasi aad ayay ula socdeen waxaana la hayaa in qaar ka mid ah wadaadadii dhacay maalkii Itixaadka ay tageen ama loo sii qaaday Adisababa 1998kii ka dib qaraxii safaaradaha Mareykanka, halkaasoo la soo hordhigay inay kala doortaan wadashaqayn iyo iskaashi ay la yeeshaan sirdoonka iyo in ...
maamule on August 31 2010 04:41:54
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 538 Reads/Akhriyey · Print
Illaahoow xero Wadaad ha iga galin

Sidaa darteed qofka soo daliishanaya; (Sheekh Maxamed Cabdi Umal waa sheekh caalim ah oo cilmigiisa iyo khayrkiisuba ay dadku ka makhraati kaceen, wuxuuna kamid yahay culimada ugu waaweyn Geeska Afrika ee cilmiga sharciga laga qaato…) waxaan leenahay samcan wa daacan laakiin waa inuu sheekha iyo kuwa doonaya inay ku qiil baxsadaan ogaadaan inuu ...
maamule on August 30 2010 03:36:05
Read More/Sii Akhri · 0 Comments/Fikrado · 575 Reads/Akhriyey · Print
Latest Articles
  Article Category Reads Comments
»Kaba tolaw ma halkaas ayaad ka mudh tidhi!
by: maamule on 06/08/2010 15:04
Maqalada Ogadeniya 127 0
»Beenta hal lug ayay leedahay
by: maamule on 18/07/2010 13:57
Maqalada Ogadeniya 173 0
»Ma taqaanaa Gobolka Liibaan
by: maamule on 15/07/2010 01:52
Maqalada Ogadeniya 212 0
»Warbixin ku saabsan Shirkii aqoon-isweydarsigii IHAS
by: maamule on 27/06/2010 05:55
Maqalada Ogadeniya 284 0
»Maalgashiga Jigajiga Mug intee la’eg bay leedahay
by: maamule on 15/05/2010 06:59
Maqalada Ogadeniya 604 0
©
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News