February 09 2010 05:26:30
Bogga Hore
Home
Somali Music
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio Xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Users Online
Guests Online: 8

Members Online: 0

Total Members: 68
Newest Member: shugri
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Q1aad- Itobiya way t...
Sheeko halgan ( Horm...
ICDS - Sanadkii 2009...
Q3xaad ee taxanaha D...
Q2aad ee taxanaha Do...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
ONA - Gudoomiyaha JWXO wuxuu uga digayaa dadweynaha Ogadenya shirqoolka cadawga
ogadenewsKu : Dhamaan Ugaasyada/Cuqaasha Somalida Ogaadeenya Rugtooda
Ku : Dhamaan waxgaradka Somalida Ogadenya Rugtooda
Ogg : Dhamaan xubnaha CWXO iyo kaadirka JWXO Rugtooda

Uj : Fashilinta Shirqoolada cadawga

Waxaa jirta siyaasad guun ah oo gumaysi meeluu joogaba uu adeegsado oo ah – qaybi oo xukun -. Sabatoo ah wuxuu ogyahay gumaysiga inuusan ka guulaysan karin umad u midowday iska dulqaadista heeryada gumaysigiisa.
Siyaaba kala duwan ayuu adeegsadaa gumaysiga si marka ay xeelad ka fashilantaba uu mid kale ula soo boxo, suu u helo marwalba bulsho kala qaybsan oo cadaawad iyo colaad joogta ay ka dhexeyso.

Shirqoolada uu horey u soo tijaabiyay gumaysiga wayaanaha oo intaba ay fashilyeen bulshadeena gumaysi diidka ah iyo CWXO oo isku duuban waxaa ka mid ahaa;

1- Ciqaab joogta ah oo shacab aan waxba galabsan si wadar ah loo mariyo, si loo cabsi galiyo reeraha ka agdhow aaga lagu ciqaabayo shacabka. Falalkan oo wali sidii u socda ayaa waxaa fulinaya ciidanka wayaanaha iyo qaar gacan-ku-dhiigleyaal ah oo u astaamaysan jabhadda.
2- Waxaa ka mid ahaa, in beelaha qaar si gooni ah loo ciqaabo, si loo ogolaysiiyo inay gumaysiga kula gorgortamaan badbaadin-tooda taasoo ah inay ka ilaalinayaan naftood-hurayaasha tuulooyinka ay dagaan iyo aagaga ka ag-dhow.
3- Waxaa ka mid ahaa in odayaal bulshada magac ku lahaa iyo qaar sheeganayay aqoon diineed la shiriyay oy soo saareen bayaano la leeyahay waxay kaga soo horjeedaan jabahdda.
4- Waxaa ka mid ahaa, in xubno daba-qoodhi ah la joojiyo wadooyinka oy dhibaan safarada iyagoo iska dhigaya CWXO. Ama intay iska dhigaan qaar ka soo goostay xeryahoodii oo ku soo birey CWXO, muddo ka dibna dib ku noqda oo iska dhiga ciidankii jabhadda oo isa soo dhiibay oo taleefishinka cadawga laga soo saaro sawiradooda iyagoo ka warbixinaya.
Falal kala duwan oo kuwaa la mid ah ayuu soo tijaabiyey cadawga iyo kuwa u adeega oo intaba la fashilyay.

Walalayaal; markuu ku fashilmay cadawga dagaaladii ugu dambeeyay oo dhamaan ciidankuu soo hawl-galiyay iyo wixii agtiisa ku hadhay ee daba-qoodhiga ahaa laga dhigay qaar la laayay iyo qaar is-dhiibay, iyo intii soo hadhay oo dib ugu soo carartey xeryihii ay ka soo duuleen, ayuu hadda bilaabay shirqool uu doonayo inuu ku abuuro iska-horimaad qabiil iyo dagaal sokeeye oon dhamaad lahayn. Qorshahan oon waxba dhaamin kuwii ka horeeyay ayaa waxaa loo dhigay in loo fuliyo siyaabaha soo socda;

A. Koox daba-qoodhi ah ayaa loo dirayaa reera meel yaala oo intay galaan rag iyo caruurba ka laynaya.
B. Marka ay laayaan ayaa waxaa dusha laga saarayaa reeraha agtooda ah ee la doonayo in la’iska horgeeyo.
C. Waxaa dhacda in odayaashii isku daya inay arinta wax ka qabtaan la wada xidh-xidho iyagoo lagu eedeynayo inay jabhadda la shaqeeyaan.
D. Waxaa dhacda in dadka la laayay qaar la bah ah lagu wargaliyo inay diidaan waanwaan kasta oo ka soo horjeeda in dagaal lagu qaado beesha la calaamadiyay.

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya markay si dhab ah u ogaatay shirqoolkan iyo ujeedada uu ka leeyahay gumaysiga ee ah inuu bulshadeena ku mashquuliyo dagaal sokeeye oo ka jeediya xabadda ku socota ciidankiisa, wuxuu ugu baaqayaa dhamaan dadweynaha Somaliyeedee Ogadenya;

1- Inay iska jiraan shirqoolkan oy ka warhayaan dhaq-dhaqaaqa gacan-ku-dhiiglayaasha loo soo adeegsaday fulinta shirqoolkan.
2- Inay ogaadaan shirqoolkan in lagu fashilin karo oo kali ah dulqaad iyo feejignaan iyo ilaalinta wada-dhalashada iyo islaaminamada ka dhexeysa shacabka Somlaiyeed ee Ogadenya.
3- In wixii dhib ah ama khilaafaad ah ee soo kala dhex gala bulshada lala socodsiiyo CWXO. Iyaga ayaa daba gali doona raadadka dhaliyay dhibaatada oo xal lagu diirsadana ka gaari doona haduu Alla idmo.
4- Waxay Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadeenya digniin culus oo kama dambays ah siinaysaa kuwa fulinaya shirqoolkan lagu dhibaataynayo shacabka.

Waxaan Ilaahay uga baryayaa umadeena inuu ka ilaaliyo shirqoolada cadawga dhibaatada gumaysigana uu ka dulqaado.

Midnimo. Mintid. Isku-tashi. Allahu Akbar.

Adm. M. Cumar Cusmaan / Gudoomiyaha JWXO




Comments
#1 | MALYUN on May 18 2009 18:37:21
KKKIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIII OGADEN HANOOLATO
#2 | ¼ÆÁ¿±Ã on June 17 2009 11:19:42
Öлª¼ÆÁ¿±Ã±¨¼Û ¡¤ Öйú¼ÆÁ¿±ÃÍø-¹ú¼Ò¼ÆÁ¿±Ã¾Ö ¡¤ Õżҽç·ï»Ë¼ÆÁ¿±Ã½Ó´ýÍø ¡¤ Öйú¹ÅÕòÍø ¡¤ ... ¸÷µØ¼ÆÁ¿±Ãhttp://www.ssy-web.com. ¾³Íâ¼ÆÁ¿±ÃÖйú¼Ó¹¤ÖÐÐÄÍø×¨Òµ´Óʼӹ¤ÖÐÐļ°¼Ó¹¤ÖÐÐÄÆäËûÏà¹Ø²úÆ·¼°·þÎñ,ÓÐ×ŶàÄêµÄ¼Ó¹¤ÖÐÐľ­Ñé,ÔÚ¼Ó¹¤ÖÐÐÄÒµ½çÏíÓнϸßÖªÃû¶È¡£
ÂÃÐÐÉç¿´ºÃ½Úºó¼Ó¹¤ÖÐÐũӦÉÌ ... ȫʡ¡°³ÏÐżӹ¤ÖÐÐũӦÉÌʾ·¶µ¥Î»¡±¡ªÐǼ¶¼Ó¹¤ÖÐÐũӦÉÌ·¹µê93¼Ò. ͶËß¼Ó¹¤ÖÐÐũӦÉÌÆóÒµºÚ°ñ ... ʮһ¼Ó¹¤ÖÐÐũӦÉÌάȨעÒâÊÂÏ¼Ó¹¤ÖÐÐũӦÉÌͶËßÐèҪעÒâʱЧº¼ÖݼÓÃËÍøÕã½­¼ÓÃËÍøÊÇÕã½­¼ÓÃ˹«Ë¾º¼ÖݼÓÃ˹«Ë¾º¼ÖÝ»§Íâ¼ÓÃ˵ȼÓÃËÐÅÏ¢·¢²¼ÉîÛÚ¼ÓÃË,ÉîÛÚ¼ÓÃ˹«Ë¾,ÉîÛÚ»§Íâ¼ÓÃË,¼ÓÃË,»§Íâ¼ÓÃË,±±¾©Áª»ù¼ÓÄôóͶ×ÊÒÆÃñ¹«Ë¾ÊÇÒ»¼ÒרҵµÄ±±¾©¼ÓÄôóͶ×ÊÒÆÃñ¹«Ë¾£¬×é³ÉµÄרҵ¼ÓÄôóͶ×ÊÒÆÃñ¹«Ë¾¡£ÎÒ¼ÓÄôóͶ×ÊÒÆÃñ¹«Ë¾É󤼱¼þÎ人¼ÓÄôóÒÆÃñ,Î人¼ÓÄôóÒÆÃñ¹«Ë¾-»ªÒë(Î人)¼ÓÄôóÒÆÃñ¹«Ë¾ÊǺþ±±Ê¡Î人¼ÓÄôóÒÆÃñ¹«Ë¾ÖÐ×î¾ßʵÁ¦µÄ¼ÓÄôóÒÆÃñ¹«Ë¾Ö®Ò»¡£ÉϺ£¼ÓʪÆ÷¹«Ë¾ÊÇÉϺ£µØÇø×¨ÒµµÄ¼ÓʪÆ÷¹«Ë¾.»¶Ó­ÁªÏµÉϺ£¼ÓʪÆ÷¹«Ë¾µÄ¼ÓʪÆ÷·þÎñ,×÷ΪÉϺ£ÖªÃû¼ÓʪÆ÷¹«Ë¾Ö®Ò»
Post Comment
Name:




Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
http://www.silentcry.co.uk
>>XORIYO TV live
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News