Dhulka Somalida Ogadeniya ayaa waxa iska hor imaadyo ku dhexmaraan Ciidamada Gumeysiga iyo Ciidamada Xoriyad doonka ah ee ONLF. Waxaana bishan iskahor imaadyo lagaga dilay Ciidamada Woyanaha in ka badan 26 Askari.
Ciidanka jwxo oo ay ka go’antahay in ayna ku nasan ciidamada cadawgu dalka ogaadeenya ayaa gacan ka hadaladii ugu danbeeyay oo uu ku dhuftay kuwa cadawga waxay ahaayeen sidan
9/2/12 Dagaal ka dhacay Aloolasne oo ka tirsan degmada Fiiq waxaa cadawga lagaga dilay 10 askari waxaana lagaga dhaawacay 15 kale
19/2/12 Dagaal ka dhacay Xamudhka oo ka tirsan Xiiq waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 2 askari 3 kalena waa lagaga dhaawacay.
17/2/12 Dagaal ka dhacay Jidhacle oo ka tirsan degmada Xamaro waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 3 askari waxaana lagaga dhaawacay 1 kale
13/2/12 Dagaal ka dhacay Xerodaga oo ka tirsan degmada Dhuxun waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 5 askari waxaana lagaga dhaawacay 4 kale
21/1/12 Dagaal ka dhacay Simane oo ka tirsan Fiiq waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 1 askari 3 kalena waa lagaga dhaawacay
10/2/12 Dagaal ka dhacay Dhaala oo ka tirsan Baabili waxaa cadawga lagaga dhaawacay 3 askari.sidoo kale dagaal ka dhacay isla taariikhdaa Cobosha oo ka tirsan Baabili ayaa cadawga lagaga dilay 1 askari,
2 kalena lagaga dhaawacay
13/2/12 Dagaal ka dhacay Dharkaynlay oo ka tirsan degmada Dhagaxbuur waxaa ciidanka cadawga lagag dilay 4 askari tira kalana waa lagaga dhawaacay
17/2/12 Weerar ay ciidanka jabhadu ku qaadeen meesha la yidhaahdo labiyoogle oo ka tirsan deegaanka Harar ayay kula wareegeen gacan ku hayntii xeradaas , ciidanka jabhada kalama kulmin iskacaabin xoogle la wareegida deegaanka , waxayna halkaa ka rarteen dhamaan wixii hub iyo saanad taalay iyo daawooyin aad u badan
Dhinaca kale waxaa jira hawlagalo lagu qaaday ciidanka cadawga kuwaas oo aan wali faahfaahintooda si buuxda loo helin, waxaana ka mid ah
Buundada Qoraxay,Karin dabayl,Laab,Xamaro,Baraajisle,Faruurta xadhka Xadhkoodka,Bukudhawa,Maygaag jiifa,Taakule,Karin dheer.
ONA waxaad uga barateen inay idiinsoo gudbiso Daggaalada dhexmara Ciidamada gumeysiga iyo Xaqu Dirirka. Daggaalada aan xog-ta buuxda nasoo gaadhina markii xogtoodu idlaato ayaan idiinku soo gudbin doona wararka dhacdooyinka.
ONA
In the Somali land of Ogadenia, clashes are taking place between the colonial forces and the freedom-seeking forces of the ONLF. This month, more than 26 Woyane soldiers were killed in the clashes.
The ONLF forces, who are determined that the enemy forces shall find no rest in the land of Ogadenia, have carried out recent armed engagements in which they struck the enemy forces, as follows:
9/2/12 In fighting that took place at Aloolasne, in Fiiq district, 10 enemy soldiers were killed and 15 others were wounded
19/2/12 In fighting that took place at Xamudhka, in Xiiq, 2 enemy soldiers were killed and 3 others were wounded.
17/2/12 In fighting that took place at Jidhacle, in Xamaro district, 3 enemy soldiers were killed and 1 other was wounded
13/2/12 In fighting that took place at Xerodaga, in Dhuxun district, 5 enemy soldiers were killed and 4 others were wounded
21/1/12 In fighting that took place at Simane, in Fiiq, 1 enemy soldier was killed and 3 others were wounded
10/2/12 In fighting that took place at Dhaala, in Baabili, 3 enemy soldiers were wounded. Likewise, in fighting that took place on the same date at Cobosha, in Baabili, 1 enemy soldier was killed,
and 2 others were wounded
13/2/12 In fighting that took place at Dharkaynlay, in Dhagaxbuur district, 4 enemy soldiers were killed and a number of others were wounded
17/2/12 In an attack carried out by the Front's forces on a place called Labiyoogle, in the Harar area, they took control of that camp. The Front's forces did not encounter strong resistance in taking over the area, and they carried away from there all the weapons and ammunition that were there, as well as a very large quantity of medicines
Meanwhile, there are other operations carried out against the enemy forces whose full details have not yet been obtained, including those at
Buundada Qoraxay, Karin dabayl, Laab, Xamaro, Baraajisle, Faruurta xadhka Xadhkoodka, Bukudhawa, Maygaag jiifa, Taakule, Karin dheer.
As you have come to expect from ONA, it brings you news of the battles between the colonial forces and the fighters for justice. For the battles about which we have not yet received full information, we will bring you news of the events once the information is complete.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

