Waxaa dhamaan jaaliyadda S.Ogadenya ee ku nool waddanka Finland la ogeysiinayaa in maalinta ay taariikhdu ay tahay 24.12 oo ah maalin Sabti ah uu ka dhici doono shir weyn magaalada Helsinki. Shirkaasoy isugu imaan doonaan dhamaan xubnaha jaaliyadda.
Waxaa lagu qabanayaa shirka iskuul ku yaalla xaafadda Arabia (waa goobtii horey loogu dhigay filimkii Silent Cry), wuxuuna bilaaban doonaa saacadu markay tahay 2-duhurnimo..
Shirkan oo ah mid qiimi weyn u leh halganka shacabka S.Ogadenya ayaa waxaa ka soo qeyb-geli doona masuuliyiin sare oo kamid ah Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF).
Waxaa shirka looga hadli doonaa arrimo ku saabsan nolosha iyo siyaasadda Geeska Africa gaar ahaan dalka Ogadenya.
Sidaas iyo ka soo qeyb-gal wanaagsan.
Maamulka jaaliyadda Finland.
All members of the S.Ogadenya community living in Finland are hereby notified that a major meeting will take place in the city of Helsinki on Saturday, 24.12. All members of the community will come together at this meeting.
The meeting will be held at a school located in the Arabia neighbourhood (the venue where the film Silent Cry was previously screened), and it will begin at 2 in the afternoon..
This meeting, which is of great value to the struggle of the people of S.Ogadenya, will be attended by senior officials of the Ogaden National Liberation Front (ONLF).
The meeting will discuss issues concerning life and politics in the Horn of Africa, particularly in the country of Ogadenia.
That is all, and we wish you good attendance.
The Finland Community Administration.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
