Sida aan lawada socono waxaa Dalka Ogadenia iyo guud ahaan Gayiga ay Soomaalidu ka dagto Geeska Africa ka jira abaaro xoogan oo aan indhawaale la arag.
In kasta oo ay abaaruhu yihiin masiibooyin rabaani ah hadana waxaa jira maarayn yar oo uu aadamahu samayn karo gaar ahaan dowladaha jira.
Dadka Soomaaliyeed ee Ogadenia ku nool majiro maamul ama dowlad mas'uul ka ah ama dhibkooda ka xun oo gacan ka gaysta ama ugu yaraan ka xun.
Xukuumadda Gumaysiga Itoobiya iyo Wakiilka Gumaysiga Ogadenia u fidhiya labaduba waxay afkooda ka ilaaliyeen in ay dalka Abaar kajirto taas oo muujinaysa mas'uuliyad darada iyo sida aan dan looga lahayn shacabka.
Dhinaca kale waxaa jira dadaal yar oo ay sameeyaan dadka Qurba-joogta ah ee Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Ogadenia kasoo jeeda oo caawimaad yar oo biyo dhaan ah u fidiya dadkooda, kaas oo loobaahan yahay in lasii laba jibaaro.
Dhinaca kale Shacabka Soomaalida Ogadenia waxaa laga rabaa Alle bari dhab ah iyo in ay ogaadaan in maamulka ay hoos joogaan uu yahay wakiil gumaysi oo aan iyaga dan ka lahayn.
ONA
As we all know, Ogadenia and the Somali-inhabited lands of the Horn of Africa in general are suffering from severe droughts not seen in recent times.
Although droughts are natural disasters from God, there is still a small amount of management that humans can carry out, especially existing governments.
The Somali people living in Ogadenia have no administration or government that takes responsibility for them or cares about their suffering, that lends a hand, or that at least feels for them.
The colonial Ethiopian government and the colonial agent that rules over Ogadenia have both refrained from saying that there is drought in the country, which shows their irresponsibility and how little the people matter to them.
On the other hand, there is a small effort made by Somali diaspora members, especially those originating from Ogadenia, who provide a little aid in the form of water to their people, and this needs to be doubled.
Meanwhile, the Somali people of Ogadenia are called upon to pray sincerely to God and to recognise that the administration they live under is a colonial agent that has no interest in them.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
