Wararka aan ka helayno meelo kamid ah dhulka Ogadenia ayaa sheegaya biyo la'aan xoogan oo saamaysay dad iyo duunyaba.
Tuulooyinka Barmiil iyo Jajabe oo kawada tirsan Dagmada Dhuxun ee Gobolka Nogob ayaa laga dayrinayaa nolosha shacabka halkaas ku dhaqan, kadib markii daaq iyo biyo la'aan xoogan ku habsatay.
Abaaraha dhacay ayaa ah kuwo rabaani ah oo kajira guud ahaan gayiga Soomaalidu dagto oo dhan balse shacabka Ogadenia waxaa u dheer dowlad la'aan iyo hafaryo joogta ah.
Maamulka DDS ee Gumaysiga wakiilka u ah ayaa sheega oo kaliya hormar, Biyo qulqulaya iyo dhul cagaaran oo laga shaqeeyay, halka shacbku oo baaba'ayo.
Qurba joogta degaanka ayaa wada biyo dhaamin yar balse ma aha kuwo wax kaqabanaya baajida taala.
ONA.






Reports we are receiving from parts of Ogadenia indicate a severe water shortage that has affected both people and livestock.
There is concern for the lives of the residents of the villages of Barmiil and Jajabe, both in Dhuxun District of Nogob Zone, after a severe shortage of pasture and water struck the area.
The droughts that have occurred are natural ones present across the entire land inhabited by Somalis, but the people of Ogadenia additionally suffer from statelessness and constant hardship.
The Somali Regional State administration, which serves as the colonizer's representative, speaks only of progress, flowing water and cultivated green land, while the public is perishing.
The local diaspora is carrying out small-scale water trucking, but it is not enough to address the existing need.
ONA.






AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

