
War xog-ogaal ah oo naga soo gaadhay dad ka mid ah eheladii muwaadinkan gobolka qoraxay ayaa noo xaqiijiyey Cabdi maalik Gaboose oo ka tagay Demark magalada madaxa da copenhagen asaga iyo darawal u waday gaadhigiisa si aad ah loogu jidhdilay magalada Qabaridahare. Wararka ayaa intaa waxay
ku darayaan in jidh dilkan ay ka dambaysay kolkii ciidamada Wayaanu ay isku dayeen inay gaadhigiisa si qasab ah uga kaxaytaan.
Waxaa la sheegayaa inuu darawlkii gaadhiga oo magaciisa naloogu sheegay Khadar Nuur Halaq uu diiday ka dibna si foolxun oo aadminimada ka baxsan inta loo garacay loo taxaabay jeelka. Cabdimaalika oo iskudayey inuu soo ceshado gaadhigiisa, darawalkana ka soo daayo ayaa nasiibdaro sidii dhaqanka u ahayd gumeysiga ay asagiina ku dareen ka dib markii sida la sheegayo ay afkiisa ka soo yeedhay; “war gaadhigeyga dawaladi malahee kuwiina kaxeesta wiilkana noo soo daaya.” Wuxuu islahaa Cabdimaalik waa dal sharci leh oo qofka la ixtiraamo sida dalkii uu ka yimid ama loogu soo sheekeeyay.
Wuxuu isku dayey sida ay sheegeen eheladiisa inuu diido xabsiga sharcidarada ah hasa ahaatee ciidankii meesha joogay ayaa halmar gacanta saarey waxaana lala dhacay qoriga dabadiisa iyo wax walba oy gacanata ku hayeen. Waxaa soo gaadhay Cabdimaalik burbur baahsan oo madaxa iyo jidhka dhamaantiiba ah.
Cabdimaalik ayaa ka mid ahaa dadkii loogu magaca daray qurbajoogta ee xafiiska gumeysiga Ogadenya maamula ay dhaheen nabadgaliyaa jirtee kaalaya oo maal gashada. Cabdimaalika ayaa reerkiisa iyo eheladiisa ay daganaayeen magalada Qabaridahare.
Cabdimaalika ayaa hadda loosii qaadayaa dhakhtar ku yaala magaalada Adisababa ka dib markii ay xaaladiisa caafimaad sii xumaatay.
Cumar jigjiga/ONA
Well-informed reports that reached us from some of the relatives of this citizen of the Qoraxay region have confirmed to us that Cabdi maalik Gaboose, who came from Denmark's capital city Copenhagen, together with the driver who was driving his car, was severely tortured in the town of Qabaridahare. The reports further
add that this torture came after Woyane troops tried to forcibly take away his car.
It is said that the driver of the car, whose name was given to us as Khadar Nuur Halaq, refused, after which he was beaten in an ugly and inhumane manner and dragged to jail. Cabdimaalik, who tried to recover his car and get the driver released, unfortunately, as has been the practice of the colonisers, was also added to them, reportedly after these words came out of his mouth: "Hey, my car does not belong to the government, so take it away, and release the young man for us." Cabdimaalik thought it was a country of law where a person is respected, like the country he came from or as had been described to him.
According to his relatives, he tried to refuse the unlawful imprisonment, but the troops who were present seized him at once and he was attacked with rifle butts and everything they had in their hands. Cabdimaalik suffered extensive injuries to his head and his entire body.
Cabdimaalik was among the people called diaspora to whom the colonial office administering Ogadenia said, "There is peace, so come and invest." Cabdimaalik's family and relatives lived in the town of Qabaridahare.
Cabdimaalik is now being taken to a hospital in the city of Addis Ababa after his health condition worsened.
Cumar jigjiga/ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
