Opens in a new tab

Allaah (SW) Ha u Gargaaro Shacabka Magaalada Jigjiga

ONA22 March 2026
Read in English

Mid Kamid ah suuqyada waawayn ee magaalada Jigjiga ayaa basbeelay kadib dab qabsaday, oo aan la xaqiijinin waxa sababay.

Waa masiibo rabaani ah balse Jigjiga iyo guud ahaan Ogadenia waxaan kajirin maamul shacabka matala ama la dareen ah oo sameeyay wax uun ka hortag iyo taxadar ah kadib masiibooyinka noocan ah markay dhacaan.

Jigjiga waa mid kamid ah magaalooyinka ugu waawayn dhulka Soomaalida, hadana waxay kamid tahay meelaha ugu adeega liita marka laga hadlayo adeegyada ay dowladuhu bixiyaan.

Shacabka Magaalada Jigjiga iyo guud ahaan dalka waxaan ugu baaqaynaa in ay sameeyaan iskutashi iyo taxadar iyagoon waxba kasugin Wakiilada Gumaysiga.

ONA.

La wadaag