
Washington DC (ESAT) — Diblomaasiyadda Mareykanka ninkii ugu sareeyey xiligii maamulka George W. Bush Amb. Herman Cohen ayaa ku tilmaamay wareysi dheeroo uu Tv-ga ESAT ee mucaaradka ah la yeeshay in maamulka Wayaanaha ee TPLF ay yihiin inyaroo doonaysa inay ku amar taaglayso aqlibiyadda ayna adagtahay inay Itobiya ka hirgasho xoriyad iyo dimoqraadiyad. Amb. Cohen oo ahaa ku-xigeenka Xoghayaha Arimaha Dibadda Mareyanka u qaabilsan arimaha Afrika ayaa qayb libaax ka qaatay xiligii kala-guurka ee xukuumadii meletariga ee Mengisto Xayle Maryam looga wareejinayay xukunka 1991.
Safiirka ayaa ku booriyay dadka Itobiya in aanay is-dhiibin oy ka dhiidhayaan xukunkan macangaga ah ilaa dimoqraadiyada ay ka gaarayaan.
Waxaa ka mid ah hadaladiisa in ururka TPLF la dagaalameen oy ka qaadeen Itobiya xukun macangag ah. Waxkastoo uu sheegay waqtigaa Meles Zinawi-na ay muujinayeen inuu yahay nin aaminsan nidaamka dimoqraadiyadda. Hasa ahaatee 10 ilaa 12 sano ka dib, niyad jab ayuu nugu noqay .. waxayna isu diyaariyeen ururka TPLF inay dalka aqaliyad yar ku xukumaan , taasoo uu sheegay inay tahay arin khatar ku ah xasiloonida dalka.
Wuxuu sheegay inay ku daadaaleen 1991 in aanay Addis ababa burburin oo si nabad ah ay ula wareegaan Wayaanaha. Hadafkanaga wuxuu ahaa ayuu yidhi in si nabadgalyo ah loola kala wareego Addisababa. Ma’aanan odhinin la wareega xukuumadda ee waxaan lahayn la wareega caasimadda oo badqabta.
Wareysigaa oo arima badan uu kaga hadlayo Safiir Cohen ayuu kaga xogwaramayaa arimihii ay isla soo mareen isaga iyo Meles Zinawi iyo aragtida uu ka qabo. Waxaana ka mid ahaa hadaladiisa; way noo cadaatay inuu Meles uu xukun macangag ah oo la mid ah kuwii Itobiya horey uga jiray uu ku talajiro. Mar la weydiiyay sababta ay Mareykanka u taageerayaan xukuumadda Meles ayuu yidhi, markii lagaga guulaysatay doorashada M/W Bush ayuu Meles wuxuu sasabtay M/W Clinton isagoo maqashiiyay hadaladii uu jeclaa. Wuxuu u sheegay inuu doonayo dhaqaale furfuran iyo dimoqraadiyad, siyaabahaa ayuu Clinton ku aaminay. Waxaa kaloo jirta oo Mareykanka uu Itobiya ugu dhawaanayo waa ahmiyadda istraatiijiga ahee ay Itobiya u leedahay Mareykanka.
Wareysigan ayuu Amb Cohen waxyaaba badan uga hadlayaa ay ka mid yihiin ku-tumashda xuquuqul insaanka. Wareysiga halkan ka dhagayso.
https://www.youtube.com/watch?v=WvfvFA6Q2Go
ONA.
Washington DC (ESAT) — The top American diplomat during the George W. Bush administration, Amb. Herman Cohen, said in a long interview with the opposition ESAT TV that the Woyane TPLF administration is a small minority that wants to dictate to the majority, and that it is difficult for freedom and democracy to take hold in Ethiopia. Amb. Cohen, who was the US Assistant Secretary of State for African Affairs, played a lion's share in the transition period when power was being transferred from the military government of Mengistu Haile Mariam in 1991.
The ambassador urged the people of Ethiopia not to give up and to resist this oppressive regime until they achieve democracy.
Among his remarks was that the TPLF organisation fought and removed an oppressive regime from Ethiopia. He said that everything Meles Zenawi said at that time showed that he was a man who believed in the democratic system. However, 10 to 12 years later, he became a disappointment to us .. and the TPLF organisation prepared itself to rule the country as a small minority, which he said is a matter that poses a danger to the country's stability.
He said that in 1991 they worked hard so that Addis Ababa would not be destroyed and so that the Woyane would take it over peacefully. "Our goal," he said, "was for Addis Ababa to be handed over peacefully. We did not say take over the government; rather we said take over the capital safely."
In the interview, in which he speaks on many issues, Ambassador Cohen reveals details of the matters he and Meles Zenawi went through together and his views on them. Among his remarks was: "It became clear to us that Meles intended an oppressive regime similar to those that had previously existed in Ethiopia." When asked why the United States supports Meles's government, he said that when President Bush was defeated in the election, Meles flattered President Clinton by telling him the words he liked to hear. He told him that he wanted an open economy and democracy, and in those ways Clinton came to trust him. Another reason the United States draws close to Ethiopia is the strategic importance that Ethiopia holds for the United States.
In this interview, Amb. Cohen speaks about many things, including human rights violations. Listen to the interview here.
https://www.youtube.com/watch?v=WvfvFA6Q2Go
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
