
Jigjiga – Waxaa sii xoogaysanhaya khilaafkii ka dhashay labadii xaashiyood ee qur’aanka ahaa ee la dhex-dhigay suuliga halka lagu kaajo badhtankeeda ee jaamacada jijiga oo arday xabashi ah si ula kac ah u sameeyay. Arintaa oo uu ina Laba Go’le ugu hanjabaydadweynihii ku soo xoomay inay yihiin nabadiid oo uu laynayo hadaanay ka kala dareerin goobta lagu ihaaneeyay kitaabka Ilaahay.
Waxaa sii xumaanhaysa xaaladda kadib markii ay ardaydii jaamacadda u kala safteen gaal iyo islaam oo gacan qaad xoog leh uu ka dhacay jaamacadda dhexdeeda iyadoo oo dhaawacayo dakharo ah loo gaystay dhawr arday oo ka mid ah ardayda masixiga ah.
Si loo maquuniyo ardayda ka gadooday meel ka-dhaca loo gaystay xurmada kitaabka Ilaahay ayaa waxaa maanta lagu soo daabulay jaamacada ciidan Yihaadhig ah oo laga keenayay xeryaha Garabcase iyo meelaah ay ka daganyihiin Jigjiga kadibna kuwaasoo la wareegey gacan ku haynta jaamacada oo ku khasbay ardaydii inay galaaan qololkooda oo aan la arki karin laba qof oo baraxada wada taagan. Ciidankii Yihadhigta iyaana caawa ku gaafan gudaha iyo hareeraha jaamacada. Ardaydii Soomaalida ayaa hadda iskaga soo baxday xeradii jaamacadda oo soo martiyey xaafadihii qaraabadooda ahaa iyo aradaydii ee dadkoodu daganaayeen magaalada gudaheeda.
Waa maalintii afaraad oy gabi ahaanba Jaamacadu hawleheedii ay taaganyihiin mana muuqato wax isbadal ah oo soo socda illaa iyo hada. Waxaa intaas dheer in labaale iyo yihaadhig-tuba ay maanta soo xidheen arday kabadan boqol qof kuwaas oo aan la garanhaynin meel la geeyay laakiin la filayo in lagu haysto xeryaha ciidamada.
Waxaa xaalada sii walaaqay iyadoo dawladda Itoobiya iyo ciidanka dalka xukuma ay ku mecnaysay kacdoon lala rabo ardayda inay sameeyaan oo ay ka danbeeyaan siday leeyihiin kooxo siyaasadeed oo raba rashbado inay ka bilaabmaan Jigjiga kuna faafaan dalka intiisa kale si ay bilaw ku dayasho leh ugu noqoto dadkii balansanaa ee wali is huursan.
Gumaysiga oo aan ogolayn dadka uu gumaysto inay yeeshaan dareen oy ka dhiidhiyaan xumaanta ayaa dambigii uu gaystay ardayga ihaanaystay kitaabka quraanka ah ayaa durabadiiba u rogay inay tahay kacdoon siyaasadeed si loogu garbeeyo dambiilaha oo loo sii ihaaneeyo dadka muslimiinta ah dareenkooda.
Waxaan ogsoonahay inay arin noocanoo kale ah ay ka dhacday gobolka Jimma halkaasoo ay kaniisadaha caalamka ka codsadeen Meles inuu difaaco kaniisadaha Evangelical ee la gubayo siday sheegeen, arintaasoo ahayd ciyaar ay dawladda Itobiya doonaysay inay ku abuurto dareen diineed iyo inay tahay xukuumad u taagan difaaca masiixiyada. Arimaha ka bilowday hadda Jaamacadda Jigjiga kama madhna shirqoolada ay maleegaan sirdoonka Itobiya si loo abuuro dareen iska horimaad diineed oy ku macnayso dagaalka lagaga soo horjeedo guamaysigeeda.
ONA.
Jigjiga - The dispute is intensifying over the two pages of the Qur'an that Habesha students deliberately placed inside a toilet, in the spot where people relieve themselves, at Jigjiga University. Over this matter, Ina Laba Go'le threatened the crowds who had gathered, calling them peace-wreckers and saying he would massacre them if they did not disperse from the place where the Book of God had been desecrated.
The situation is worsening after the university students divided into infidels and Muslims, and heavy fighting broke out inside the university, with several of the Christian students suffering wounds and injuries.
To suppress the students who rose up against the violation of the sanctity of the Book of God, Yihaadhig troops brought in from the Garabcase barracks and other places where they are stationed in Jigjiga were today transported to the university. They then took control of the university and forced the students into their rooms, so that not even two people could be seen standing together in the courtyard. The Yihadhig troops are tonight stationed inside and around the university. The Somali students have now left the university campus and have gone to stay in the neighbourhoods of their relatives and with students whose families live within the town.
It is the fourth day that the university's activities have come to a complete standstill, and no change appears to be coming so far. In addition, the Labaale and the Yihaadhig today arrested more than one hundred students, who have been taken to an unknown location but are expected to be held in military barracks.
The situation has been further stirred up by the Ethiopian government and the army ruling the country interpreting it as an uprising the students are intended to carry out, which they say is backed by political groups who want unrest to begin in Jigjiga and spread to the rest of the country, so that it becomes an inspiring start for the people who have been patient and are still holding back.
The colonizer, which does not allow the people it colonizes to have feelings with which they stand up against wrongdoing, immediately turned the crime committed by the student who desecrated the Holy Qur'an into a political uprising, in order to shield the culprit and to further insult the feelings of the Muslim people.
We know that a similar matter occurred in the Jimma region, where churches around the world asked Meles to protect the Evangelical churches that, as they said, were being burned, a matter which was a game through which the Ethiopian government wanted to create religious sentiment and to present itself as a government standing to defend Christianity. The events that have now begun at Jigjiga University are not free of the conspiracies devised by Ethiopian intelligence to create a sense of religious confrontation through which it can reinterpret the struggle being waged against its colonization.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

