
Jigjiga – War dagdag ah oo hadda naga soo gaadhay xubna ku dhex jira maamulka Cabdi iley ayaa naloogu sheegay inuu si mucjisa ah kaga baxsaday daba-dhilfka shirqoolada la maleega Cabdi iley eek u magacaaban ariaha siyaasadda xisbiga Cabdiraxmaan Laba-Go’le.
Wararkan ayaa sheegaya inuu si halhaleel ah kaga baxay Dhagaxbuur iyadoo gaadhigii lagu waday uu sii jiidhay dad iyo ood ka agdhaweyd ka dib markii qof aan la ogayn uu dhagta u saaray in la qabanayo hadaanu daqiiqad gudaheed kaga cararin goobta uu taagan yahay.
Wuxuu noo sheegay xubinkan warka noo soo gudbiyay inuu jiray qorshe habaysan oo loo dhigay in lagu qabto isagoo nool, hasa ahaatee uu si mucjisa ah uga baxsady, ka dibna uu ku soo noqday Jigjiga.
Maamulka ka agdhow Cabdi iley ayaa hadda dareensan inuu kordhay nacaybkii loo qabay ka dib markii dambiyada ay ka galeen shacabka uu dhaafay xad uu shacabka uu sii dulqaadan karo, taasoo keentay inay ka aamin baxaan qofkasta oon ahayn qaarka uu aaminay ee dambiga shacabka uu galiyay.
Warar kaloo aan ka helnay ilo-wareedyo ku sugan Addisababa ayaa intaa raacinaya inay jiraan dareen uu qabo sirdoonka Wayaanaha oo ka xogwaramaya inay jiraan canaasir ku dhex jira maamulka iyo ciidanka Wayanaaha oo la socda xisbiyada mucaaradka ah oo iska kaashanaya sidii loo layn lahaa dadka uu ku shaqaysanayo Wayaanaha ee dhibaatada ku haya shucuubta ka soo horjeeda maamulka dhiigyacabka ah ee KT Zinawi.
ONA.
Jigjiga - Breaking news has just reached us from members inside the administration of Cabdi iley, who told us that Cabdiraxmaan Laba-Go'le, the head of the party's political affairs, miraculously escaped the tail end of the plots being hatched by Cabdi iley.
These reports say that he left Dhagaxbuur in great haste, with the vehicle carrying him running over people and a thorn fence nearby, after an unknown person whispered in his ear that he would be arrested if he did not flee the place where he was standing within a minute.
The member who passed this news on to us told us that there was an organised plan set up to capture him alive, but he miraculously escaped and then returned to Jigjiga.
The administration close to Cabdi iley now senses that the hatred towards him has increased, after the crimes committed against the public went beyond the limit the public can tolerate, which has led them to distrust anyone other than those he trusts who have committed crimes against the public.
Further reports we received from sources in Addis Ababa add that the Woyane intelligence has a feeling, and is spreading information, that there are elements within the administration and the Woyane forces who are working with opposition parties and cooperating on how to kill the people used by the Woyane who are causing suffering to the peoples opposed to the bloodthirsty administration of KT Zinawi.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
