







Waxa Maanta 11 Duhurnimo ka hor bilwoday banaanbax aad u xoog badan oo dad gaadhaya 500 oo qof ay isasoo hortubeen dibad bax looga soo horjeedo tacadiyada uu gumaysiga ku hayo shacabka S.Ogadenya ee dhiigyacabka uga ah horjoogaha Cabdi UBO uu ku yimid yimid safarka magaalada london. Dadkan oo aad u xanaaqsan cadho badana ka muuqato ayaa shucuurtooda ku muujiyay qeylo iyo sawaxan aad u koreeya iyaga oo ku dhawaaqaya dhiigyacab Cabdi ubo, Xasuuqi Gunagado Xisaab Baa ka danbeyn iyo eedo kale oo ay usoo jeedinayaan danbiilaha ka geystay xasuuqa dhulka Somalida Ogadeniya mudadi 5 sanno aheyd ee uu horjooga ka ahaa dhulka somalida Ogadeniya isaga oo fulinaya danaha gumeysiga ee Tigreega.
Wararkan oo dhameys tiran waxa aad heli doontaan dhowaan. Waxaana wali socda Mudaharaadkii oo saacadahan danbe dadku aad usoo badanayaan. Waxaa xusid mudan in Roob aad u xoog badan ka da’ayo meesha mudaharaadku ka socdo dadkuna ay wali soo badanayaan. oo Magaaloyin fog fog ay kakala yimadeen.
ONA








At 11 o'clock this morning, a very large demonstration began, with around 500 people turning out to protest against the atrocities the colonisers are committing against the people of Somali Ogadenia, and against the visit to the city of London by the bloodthirsty administrator Cabdi UBO. The protesters, who were very angry and visibly furious, expressed their emotions with very loud shouting and noise, chanting "Bloodthirsty Cabdi Ubo," "Murderer of Gunagado, there will be a reckoning," and other accusations directed at the criminal who committed massacres in the Somali land of Ogadenia during the 5 years he was administrator of the Somali land of Ogadenia, carrying out the interests of the Tigrean colonisers.
You will receive the full news soon. The demonstration is still continuing, and in recent hours the number of people has been growing considerably. It is worth noting that very heavy rain is falling where the demonstration is taking place, yet the number of people is still growing. They have come from various distant cities.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
