Wadamada Europe waxa ay Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ay qabanqabiyaan Banaanbaxyo waaweyn markasta oo Kaligi Taliye Zenawi soo haweysto Qaarada Europe. Waxana xasuus mudan Banaanbaxyadi G20 ee London iyo Copenhegan ka dhacay sanadkii 2009. Haddaba Banaanbaxa Norwey maxuu isna huwanyahay oo ka shabahaa banaanbaxyadaas caanka aha ee Warbaahinta Caalamku ay tabiyeen kumanaanka qofna isugu tageen.
Banaanbaxa norwey waxa uu caan ku noqday iyada oo dadka ay isasoo tubeen habeen iyo maali- la isugu bixiyay in la hortubnaado hallka shirka iyo hoteelka uu ku gabanayay KT Zenawi. Waxana dadka oo watta Dab huraya ay habeenkii oo dhan taagnaayeen banaanka Hotelka martida shirka tamarta Norwey. Roob badan ayaa da’ayay lakiin dadku maba ogeyn in roob da’ayo waxa ay ahaayeen dad aad u qiireysan oo aad u tiro badan oo isku weheshaday inay wadanka kaa saaraan Zenawi mooyaane inaysan guryahoda u hoyan. Waa ayna ku guuleysteen.
Banaanbaxa Norwey waxa uu caan ku noqday oo lagu xasusanaya in shirkii Tamarta ee loogu talo galay in uu galo Warbaahinta caalamka uu qariyay oo shirki banaanbaxu ka weynaaday. Waxana wajiyada hore ee journalada caalamka lagu soo daabacay oo Head line u noqday in shirkaas isasoo hortubeen dad badan oo ree Ogadeniya ah oo kasoo horjeeda casumada Zenawi rabana in Zenawi lageeyo maxkamad. Waxa shirkan lagu qasbay Zenawi inuu ka hadlo oo jawaabo ka bixiyo xasuuqa uu u geysanayo shacabka Ogadeniya. Dabadeetana waxa u suurtoobi weyday Zenawi inuu sii joogo Norwey oo uu la kulmo Balamo kale oo uu la laha inuu ku arko Xubnaha TPLF ee Europe oo lasii qorsheyay in ay la kulmaan Zenawi.
Waxa kale oo Banaanbaxan uu caan ku noqonaya quruxda iyo sida wanaagsan ee loo soo abaabulay. Bal hadaba hoos ka daawo banaanbaxi Norwey oo mid lamid ahi horey uga dhicin wadanka Norwey. ahna banaanbaxi ugu weynaa ee jaaliyadaha Somalida Ogadeniya abaabulaan labadi sano ee ugu danbeysay. Bananabaxan oo qeybo badan ka kooban wajigisi hore kobtan kadawo sido kale- kala soco eri-TV barnaamijka ilays;
Hoos ka daalaco Banaanbaxa norwey:
In European countries, the Somali Ogadenia communities organise large demonstrations every time the dictator Zenawi ventures to the continent of Europe. Memorable among them are the G20 demonstrations in London and the one held in Copenhagen in 2009. So what does the Norway demonstration share with, and how does it resemble, those famous demonstrations that the international media covered and that thousands of people attended?
The Norway demonstration became famous because people lined up and gathered night and day to stand in front of the conference hall and the hotel where Prime Minister Zenawi was staying. People carrying burning fires stood the whole night outside the hotel of the guests of the Norway energy conference. Heavy rain was falling, but the people did not even notice that it was raining; they were very passionate and very numerous people who had joined together in resolve not to go home until they drove Zenawi out of the country. And they succeeded.
The Norway demonstration became famous and will be remembered because it overshadowed the energy conference that had been intended to make it into the international media, and the demonstration became bigger than the conference. The front pages of international journals published, and it became a headline, that many people from Ogadenia had lined up in front of this conference, opposing Zenawi's invitation and wanting Zenawi to be brought to court. At this conference Zenawi was forced to speak and give answers about the massacre he is committing against the people of Ogadenia. After that, it became impossible for Zenawi to remain in Norway and attend other appointments he had, where he was to see TPLF members in Europe who had been scheduled to meet with Zenawi.
This demonstration will also become famous for its beauty and how well it was organised. So watch below the Norway demonstration, the like of which has never happened before in the country of Norway, and which was the largest demonstration the Somali Ogadenia communities have organised in the last two years. This demonstration, which consists of many parts, watch its first part here; also follow it on eri-TV's programme Ilays;
Watch the Norway demonstration below:
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.