Taariikh markay ahayd 10-12-2011 waxaa xaflad ay siwada jirah u soo wada qaban qaabiyeen Jaaliyada iyo Ururka dhalinyarada Eritrea ee Denmark lagu qabtay Caasimada Wadanka Denmark ee Copenhagen.
Xafladaas oo ahayd mid ay ku soo bandhigayeen Hidaha iyo Dhaqanka Wadanka Eritrea koox dhalinyara ah oo ayagu kasoo kicitamay wadanka Eritrea ayaa waxaa lagu marti qaaday Jaaliyado badan oo ay kamid ahayd Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya iyo ururka Midowga Dhalinta iyo ardayda Ogaadeeniya ee wadanka Denmark. Waxaa kaloo kasoo qayb galay xafladaas ururo Danish ah iyo Jaaliyadaha Eritrea ee wadanka Sweden iyoNorway.
Jaaliyada Ogadeniya ee Denmark iyo Jaaliyada Eritrea ee wadanka Denmark ayaa wada shaqayn wayni ka dhaxaysaa jaaliyadda Eretria iyagoo iska kaashada cadawga shucuubta Geeska Afrika –
Waxaa kaloo martida meesha joogtay kamid ahaa Qunsulka Eritrea u fadhiya wadankani Denmark. Xafladaa oo ahayd mid ay siwada jir ah u daadihnayeen oo aad iyo aad ay oga soo wada shaqeeyeen jaaliyada iyo ururka dhalinyarada Eritrea ee wadankani Denmark ayaa ku dhamaatay jawi aadiyo aad u wanaagsan oo raali galisay martidii ka soo qaybgashay xafladda.
ONA/Den.
On 10-12-2011, a celebration jointly organised by the Eritrean community and the Eritrean Youth Union in Denmark was held in Copenhagen, the capital of Denmark.
The celebration, at which a group of young people who had travelled from Eritrea showcased the heritage and culture of Eritrea, was attended by many invited communities, among them the Ogadenia Somali community and the Ogaden Youth and Students Union (OYSU) in Denmark. Danish organisations and the Eritrean communities of Sweden and Norway also took part in the celebration.
The Ogadenia community in Denmark and the Eritrean community in Denmark have strong cooperation, working together against the enemy of the peoples of the Horn of Africa –
Among the guests present was also the Consul of Eritrea in Denmark. The celebration, which was jointly run and on which the Eritrean community and youth union in Denmark had worked very closely together, ended in a very pleasant atmosphere that pleased the guests who attended.
ONA/Den.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
