
Waxay wakaaladaha wararka ee caalamka iyo idaacadaha caalamkaba si aad ah uga faaloodeen bayaankii Ciidan ee Jabahdda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ay ka soo saartey shalay dagaaladii ay CWXO ku baabi’yeen guuto ciidanka Itobiya ah oo si wadajir ah dagaal uga soo qaaday Ba’bili, Jigjiga, Dhgaxmadow iyo Dhagaxbur. Waxay JWXO ku cadeysay bayaankeeda ciidan in ciidamo sooc ah oo RW dalka Itobiya KT Meles u gaar ah oo la galbinayay koox ka socota shirkadii Shiinaha ee shidaal badhista u socotay si aad ah loo jabiyay iyagoo inta la hubo laga dilay 25 askari iyo ugu yaraan 3ex gawaadhida Uuraalka ah oo la baab’iyay. Ciidanka cadawga ee sooca ah ayaa xedho ku meel gaadh ah oo loogu talagalay in laga ilaaliyo shirkadda shidaal badhista ka samaystay Qabribayax oo u dhexeysa Jigjiga iyo Dhagaxbuur.
Waxay jabhadda bayaankeeda ku sheegtay inay ciidamada cadawga dhibaato ku hayeen dadka deegaanka iyo beerahooda iyagoo beeralayda ku amray inay ka guuraan beerahooda iyagoo yidhi waxaa maray wadooyinka baadhitaanka (seismic lines). Waxaa kaloo ay ku sheegtay JWXO bayaanka in dad shacab ah lagu dhibaateeyay ay ka mid yihiin duqii dagmada Cobolle Xiis Maxamed Axmed iyo ku-xigeenkiisii Moxamed Cabdi Diriye iyo odayaal kale oo la jidh dilay oo mayd ahaan ay uga tageen.
Waxay JWXO bayaankeeda ku cadeysay inay dagaala kale oo rogaal celin ah oo cadawga uu soo qaaday cagta la mariyay, dagaaladaasoo ka kala dhacay agagaarka Galalshe, Malqaqa, Bodhley, Karinka Soolka between Degahmadow and Degahbur, Higlaley, Obole, Eel-weyne.
JWXO waxay caalamka u soo bandhigtay in shaqaalaha Shiinaha ah ay xidheen dharka ciidanka ee tuutaha loo yaqaano taasoo ka baxsan xeerka caalamiga ee Geneva Convention oo qeexaya in dadka madaniga ah ay ka soocnaadaan ciidanka saan loo dhibaateyn, sidaa darteed wixii soo gaadha ay iyaga ka masuul noqon doonaan.
Wakaaladaha wararka oo xidhiidh isdaba jog ah la sameeyay masuliyiin Itobiyaan ah waxay diideen inay bayaanka JWXO wax ka yidhaahdaan taasoo muujinaysa jabka soo gaadhay ciidamada gumaysiga.
Goobaha ay dagaalada ka dheceen ka fiiri khariidadan
ONA.
International news agencies and international radio stations alike commented extensively on the military statement issued yesterday by the Ogaden National Liberation Front (ONLF) on the battles in which the ONLF forces destroyed Ethiopian army brigades that had jointly launched an attack from Ba'bili, Jigjiga, Dhgaxmadow and Dhagaxbur. In its military statement, the ONLF made clear that special forces belonging personally to the Ethiopian Prime Minister, Meles, which were escorting a group from the Chinese company on its way to explore for oil, were badly defeated, with at least 25 soldiers confirmed killed and at least 3 Ural vehicles destroyed. The special enemy forces had set up a temporary camp intended to protect the oil exploration company at Qabribayax, which lies between Jigjiga and Dhagaxbuur.
In its statement, the Front said that the enemy forces had been harassing the local people and their farms, ordering the farmers to leave their farms, saying that exploration routes (seismic lines) passed through them. The ONLF also stated in the statement that among the civilians who were mistreated were the district commissioner of Cobolle, Xiis Maxamed Axmed, his deputy Moxamed Cabdi Diriye, and other elders who were beaten and left for dead.
In its statement, the ONLF made clear that other counter-attacks launched by the enemy had been crushed, with those battles taking place in the areas around Galalshe, Malqaqa, Bodhley, Karinka Soolka between Degahmadow and Degahbur, Higlaley, Obole and Eel-weyne.
The ONLF informed the world that the Chinese workers were wearing the military uniforms known as "tuute," which is contrary to the international Geneva Convention, which specifies that civilians must be kept separate from the military so that they are not harmed; therefore, they will be responsible for whatever befalls them.
News agencies that repeatedly contacted Ethiopian officials say they refused to comment on the ONLF statement, which demonstrates the defeat suffered by the colonial forces.
See the locations where the battles took place on this map
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
