"Booqashooyinkii Badnaa Ee Magaalada Godey Aan Kutagayay Waxay Ahaayeen Jaha-wareerin, Beero Iyo Hormar Midna Ma Ahayn Ee Arimaha Shidaalka Ogaden Ayaan Utagayay" Waxaa sidaas yidhi RW Itoobiya Abiye Axmed oo la hadlayay Baarlamaanka dalkiisa.
Gudoomiyaha JWXO oo Mar sii horaysay Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in socdaalada badan ee Madaxda Itoobiya ay Godey ku tagayaan ay tahay arin siyaasadeed, balse aan Godey wax dan ah loo wadin.
Qaar kamid ah kuwa hadalada suura xumeeya ayaa isku dayay in ay badalaan hadalka Gudoomiyaha, iyagoo doonaya in ay halkaas ka helaan madal dadka lagu kala fogeeyo.
Hadaba Shidaalka uu Abiye ka hadlayo waa hanti shacab oo mudo qarniyo ah la ilaalinayay, waana khayraad dabiici ah oo uu Allaah SW ku manaystay dhulka Soomaalida Ogadenia.
Kuwa shacabka loogasoo magacaabo 4kilo awood uma laha in ay bixiyaan khayraadka Soomaalida, waxaana awoodi waayay kuwo in ay xoog badan yihiin isu haystay.
Xaqa shacabku waa lama taabtaan, wayna ilaashan doonaan waligood, iyagoo raacaya jidka nabad ku halganka ah ee hada lagu taagan yahay.
ONA.
"My Many Visits to Godey Were a Diversion; They Were Neither About Farms nor Development, but I Was Going There for Ogaden's Oil Matters," said Ethiopian PM Abiye Axmed while addressing his country's Parliament.
The Chairman of the ONLF, who had earlier spoken to the media, said that the frequent trips Ethiopian leaders make to Godey are a political matter, and that nothing is being pursued for the benefit of Godey.
Some of those who distort statements tried to twist the Chairman's words, seeking to find there a platform for dividing the people.
So, the oil that Abiye is talking about is public property that has been safeguarded for centuries, and it is a natural resource with which Allah SW has blessed the Somali land of Ogadenia.
Those appointed in 4 Kilo in the name of the people have no power to give away the resources of the Somalis, and even those who considered themselves more powerful were unable to do so.
The rights of the people are inviolable, and they will protect them forever, following the path of peaceful struggle on which they currently stand.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
