waxaa jira dad ay waxyeelo ka soo gaadhay falal argagixiso oo ay kula kaceen ciidamada cadawgu deegaamo ka tirsan dhulka ogaadeenya ,dhibaatooyinkan ayaa isugu jira kufsi,dhac iyo xadhig, waxyna kala yihiin
16/312 waxaa ceelka Hogdugaag waxa cadowogu ku dhacay 40 adhi oo uu ka madhay xoolihii cabayay, xoolahan qofna gaar uma laha
19/3/12 waxaa Birqod lagu xidhay
Xamdi xasan tubeec
18/3/12 Sagag waxaa lagu xidhay
Maxamuud carab aadan
Faadumo carab aadan
18/3/12 waxaa Ceel-madigaan lagu xidhay
Ayaan cabdulaahi idiin
21/3/12 waxaa lagu xidhay Bulaale
Sahra xasan bashiir
Fardawsa cabdi mahad
Maxamed sheikh
Kufsi
Isla taariikhdaa (21/3/12) ayaa waxa lagu kufsaday bulaale gabadha lagu magacaabo
Fardawsa cabdulaahi
Dhacdooyinka noocan ah ma aha kuwii ugu horeeya ee loo gaysto shagcabka ogaadeenya iyadoo islamraakan aanay jir cid ka hadasha waxyeelada uu cadawgu ku hayo shacbigan aan waxba galabsan.
ONA
There are people who have been harmed by acts of terror committed against them by the enemy forces in areas belonging to the land of Ogadenia. These abuses include rape, looting and arrests, and they are as follows:
16/312 At the well of Hogdugaag, the enemy looted 40 sheep and goats, which it took from livestock that were drinking water. No single person owns this livestock.
19/3/12 Arrested in Birqod
Xamdi xasan tubeec 18/3/12 Arrested in Sagag Maxamuud carab aadan Faadumo carab aadan 18/3/12 Arrested in Ceel-madigaan Ayaan cabdulaahi idiin 21/3/12 Arrested in Bulaale Sahra xasan bashiir Fardawsa cabdi mahad Maxamed sheikh Rape On the same date (21/3/12), a girl named the following was raped in Bulaale: Fardawsa cabdulaahi Incidents of this kind are not the first to be inflicted on the people of Ogadenia, while at the same time there is no one who speaks out about the harm the enemy is inflicting on this innocent people. ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

