Waxaa nasoo gaadhay faahfaahinti dagaalkii 31 janaayo ee sanadkan ka qarxay Buurta Karinka Sollo.

31 janaayo ee sanadkan ayaa waxa uu dagaal ku qabsaday kolanyo gaadiid cadaw ah oo maraysay wadada isku xidha Dhagaxbuur iyo Dhagaxmadaw. Dagaalkan oo ka dhacay meesha lagu magacaabo karinka Sollo oo ah buur yar oo saaran Toga Faafan ayaa waxaa ciidamada cadawga loogu gaystay khasaare kala duwan.
kamiinkan sida fiican loo qorsheeyay ee ay galeen CWXO ayaa waxaa ugu horaynba soo galay dabinkii Baabuur nooca Ciidamada ah oo uu leeyahay Cadawgu kaas oo basbeelay,. Intaa ka dib ayaa rasaas xoogan oo la isdhaafsaday iyo dagaal kulul oo bilawday ayaa ciidamada cadawga lagaga sahayday in ka badan 20 askari iyadoo dhaawacuna aad u badan yahay.
CWXO, ee ku caan baxay gacan kulaylka marka ay la dagaalamayaan cadawga, ayaa waxay ku guulaysteen inay dib ugu soo celiyaan kolanyadii u socotay dhianaca Dhagaxmadaw,taas oo la xaqiijiyay inay waday sahay la rabay in la gaadhsiiyo ciidamada cadawga ee degen magaalada Dhagaxmadaw.
Ciidanka Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya oo ah mid u taagan xoraynta dalka ayaa wacad ku maray inay kala jaraan dhamaan isgaadhsiinta,iyo taakulaynta ciidamada cadawga.
ONA
We have received details of the battle that broke out on 31 January this year at Karinka Sollo Hill.

On 31 January this year, a battle was fought against an enemy vehicle convoy that was travelling along the road linking Dhagaxbuur and Dhagaxmadaw. In this battle, which took place at a place called Karinka Sollo, a small hill overlooking the Faafan valley, the enemy forces suffered various losses.
In this well-planned ambush set by the ONLF forces, the first to enter the trap was a military-type vehicle belonging to the enemy, which caught fire. After that, heavy gunfire was exchanged and fierce fighting began, in which more than 20 enemy soldiers were killed, while the number of wounded is very high.
The ONLF forces, renowned for their fierceness when fighting the enemy, succeeded in turning back the convoy that was heading towards Dhagaxmadaw, which was confirmed to have been carrying supplies intended for the enemy forces stationed in the town of Dhagaxmadaw.
The Ogaden National Liberation Army, which stands for the liberation of the country, vowed to cut off all communications and support for the enemy forces.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
