Opens in a new tab

Caafimaad Wanaagsan Ilahay Ha Siiyo Naftiihure Cali Shucaac Cabdile Mar uu ka Waramay Gabood Falada ka Dhacay Ogaadeeniya Waxuu Sheegay …

ONA26 March 2026
Read in English
Ka daawo Facebook-ga ONA · Watch on Facebook

Caafimaad wanaagsan ilahay ha siiyo Naftiihure Cali Shucaac Cabdile mar uu ka waramay gabood falada ka dhacay Ogaadeeniya waxuu sheegay xasuuso adag iyo ficilo xanuun badan oo gumaystahu u gaystay Soomalida iyo sida loo isticmaalay koox Soomaali ah si ay u layaan walaalahood.

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).

La wadaag