Opens in a new tab

Caruurta Ogadeniya oo ka Hadlaya Xasuuqa Ogadeniya: Hadalada Qiirada Xanbaarsan Kobtan ka Daawo

ONA19 February 2012
Read in English

Shacabka ogadeniya Waa la xasuuqa
Hadaan shacabka Ogadeniya gacmaha isqabsanin
waa la xasuuqi doona!

Waxa ay kamid tahay qudbadi ay soo jeedisay ilmo da yar oo kamid ah caruurta Somalida Ogadeniya ee wadanka Finland. Caruurta Somalida Ogadeniya ee ku dhashay Qurbaha ayaa ah kuwo lagu barbaariyo dhaqankooda, Diintooda, iyo barashada taariikhdooda. Waxa kulamada iyo Goobaha la isugu yimaado caruurtu ku leeyihiin kaalinweyn iyaga oo soo gudbiya edhaahdooda. Haddaba Filimkan Hoose ka daalaco oo dhuggo hadalada qiirada iyo xigmada xanbaarsan ee caruurta Somalida Ogadeniya kaga hadlayaan xasuuqa loo geysto dadkooda iyo sida ay uga xunyihiin.

La wadaag