Ciidamada Ethiopia ayaa baryahan danbe waxay wadeen olole ay ku qaadeen dadka reer guuraaga ah. Ololahan oo looga danlahaa in lagu barakiciyo dad hor leh ayaa lagu bartilmaameedsanayey dad dagan goobaha miyiga ah.
Meesha lagu magacaabo la jiidayaalka oo ka tirsan degmada wardheer ayaa 18/01/2012 waxa ay ciidamada wayaanuhu dab qabadsiiyeen in ka badan labaatan{20} guri kuwaas oo dhamaantood aan waxba ka bixin , oo isku basbeelay ,dhibaatadan joogatada ah ee lagu hayo shacabka ogaadeenya oo ah mid la rabo in dadka ogaagdeenya ku nuglaadaan.
Fulinta go’aamada cadawga ayaanay habayaraatee aduunyadu waxba kala socon Karin maadaama aanay jirin saxaafad kasoo waranta oo madaxbanaan kasakow ONA.
Hadaba qaar ka mid ah dhibanayaasha magacyadooda ayaa waxay kala yihiin
MAXAMUUD MAXAMED QALAN { DACAY}
CULUUN CABDULAAHI BARRE
XASAN MAXAMED IIDOOR
MUXYADIIN MAXAMED IIDOOR.
ONA
Ethiopian forces have in recent days been carrying out a campaign against nomadic people. This campaign, which was intended to cause new displacement of people, was targeting people living in rural areas.
In a place called La Jiidayaalka, which is part of Wardheer district, on 18/01/2012 the Woyane forces set fire to more than twenty {20} homes, from all of which nothing was saved and which burned down completely. This continuous suffering being inflicted on the people of Ogadenia is intended to make the people of Ogadenia submit.
The world has been unable to know anything at all about the carrying out of the enemy's decisions, since there is no independent press reporting from there other than ONA.
The names of some of the victims are as follows:
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
