Waxaa jira dhibaatooyin soo gaadhay dadka shacabka ah. Oo ay gaysteen ciidamada arxandarada ku caanbaxay ee Gumeysiga ah. Dhibaatooyinkan oo isugu jira xadhig , jidhdil, kufsi iwm ayaa qayb ka noqday nolosha dadka ogaadeenya . Ciidamada cadawgu waxay ku can baxeen Xasuuqyo joogto ah oo ay ka gaystaan dalka ogaadeenya
Kuwii ugu danbeeya ee nasoo gaadhyana waxay kala yihiin
9/3/12 waxaa magaalada Garbo lagu xidhay
Xasan Ganay axmed sagal
18/3/12 waxaa lagu xidhay gari go’an
Faadumo cabdi raaxo
Sucuud shaafi cabdulaahi
Ridwaan ibraahin abshir
Saynaba maxamed yaxye
15/3/12 waxaa lagu xidhay Dhagaxmadaw
Mahad fu’aad aw faarax
Cabdi raxmaan wacdi xaaji
Axmed hadhiye
Canab muxumed xasan
Aamiin xasan xuseen
Ina shugri cabdulaahi
15/ 3/12 waxaa lagu xidhay fiiq
Nuur cabdi muxumed
Bashiir cali salad
Maxamuud xuseen cabdi
16/3/12 waxaa kufsi arxandara ah loogu gaystay Birqod
Taajir axmed takhal
25/2/12 waxaa Wardheer lagu xidhay
Cali rafle
Maxamed duule daahir
Maxamed muxumed dhiriq
Cabdi salaam tiiraw
Sheikh Saxane Barre
18/2/12 waxaa kufsi iyo jidhdil loogu gaystay Hog-dugaag oo ka tirsan doolllo.
Shugri ismaaciil aw-maxamed
Xaliimo wacdi aw Xasan
Xaliimo maxamed Budul
Xaliimo Xasan Qorane
ONA
There are abuses that have befallen civilians, committed by the colonial forces notorious for their brutality. These abuses, which include imprisonment, torture, rape and so on, have become part of the life of the people of Ogadenia. The enemy forces have become notorious for the constant massacres they commit in the country of Ogadenia.
The latest ones to reach us are as follows:
On 9/3/12 the following were imprisoned in the town of Garbo:
Xasan Ganay Axmed Sagal
On 18/3/12 the following were imprisoned in Gari Go'an:
Faadumo Cabdi Raaxo
Sucuud Shaafi Cabdulaahi
Ridwaan Ibraahin Abshir
Saynaba Maxamed Yaxye
On 15/3/12 the following were imprisoned in Dhagaxmadaw:
Mahad Fu'aad Aw Faarax
Cabdi Raxmaan Wacdi Xaaji
Axmed Hadhiye
Canab Muxumed Xasan
Aamiin Xasan Xuseen
Ina Shugri Cabdulaahi
On 15/3/12 the following were imprisoned in Fiiq:
Nuur Cabdi Muxumed
Bashiir Cali Salad
Maxamuud Xuseen Cabdi
On 16/3/12 the following was brutally raped in Birqod:
Taajir Axmed Takhal
On 25/2/12 the following were imprisoned in Wardheer:
Cali Rafle
Maxamed Duule Daahir
Maxamed Muxumed Dhiriq
Cabdi Salaam Tiiraw
Sheikh Saxane Barre
On 18/2/12 the following were raped and tortured in Hog-Dugaag, which is part of Doollo:
Shugri Ismaaciil Aw-Maxamed
Xaliimo Wacdi Aw Xasan
Xaliimo Maxamed Budul
Xaliimo Xasan Qorane
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.