Ciidamada Ku Sugan Gobolka Doollo Gaar Ahaan Danood, Caado, Yucub, Wardheer, Lehelow iyo Daratoole ayaa gaysanaya falal lidi ku ah xuquuqda aadamaha waxayna ku lug yeesheen dambiyo iyo tacadiyo waawayn.
Ninka lagu magacaabo Axmad Salaad oo ay goob jooga -yaal ku sugan aa-gaga uu tagay sheegeen in isaga iyo askar uu wato ay gaysanayaan talaabooyin argagax leh jidh-dil aan lahayn bartilmaameed iyo cid gaar ah oo loo socdo balse cid walbaa ay u gaysanayaan waxyeelo saf-mar ah .
Ciidamadan Liyuu Booliska ee lagu daad guraynayo Gobolka Doollo ayaa sababay waxyeelo balaadhan iyo bur-burin iyadoo ONA tabisay sargaalkan aan wax dhaafsan magaciisa kooban ee Axmad Salaad aan laga haynin, waxuuna ku lug yeeshay danbiyo argagax leh in fagaare dharka lagaga dhigay dad rayid ah taasoo qaanuun walba ku ah danbi xad dhaaf ah iyo in uu askaro uu wato ay sameeyeen dilal toos ah oo gaadhaya tiro ilaa 6 ah inta la xaqiijiyay.
Si kastaba xaalada ka jirta Doollo waxay noqotay mid xanuun ah oo aan ilaa hada aysan jirin isbadal inay dareemaan dadka rayidka ah ee aan ku lug yeelanin danbiyo aano qoys oo ka dhacay Gobolkaas.
ONA
Forces stationed in Doollo Region, particularly in Danood, Caado, Yucub, Wardheer, Lehelow and Daratoole, are committing acts that violate human rights and have been involved in major crimes and abuses.
Eyewitnesses in the areas he has visited said that a man named Axmad Salaad and the soldiers accompanying him are carrying out terrifying acts of torture that have no specific target or particular party in mind; rather, they are inflicting indiscriminate harm on everyone.
These Liyu Police forces being deployed in Doollo Region have caused extensive harm and destruction. ONA reported that nothing is known about this officer beyond his short name, Axmad Salaad. He has been involved in horrifying crimes, including civilians being stripped of their clothes in public, which under every law is an outrageous crime, and the soldiers accompanying him have carried out direct killings numbering as many as 6 confirmed so far.
In any case, the situation in Doollo has become a painful one, and so far there has been no change felt by the civilians who had no involvement in the clan-feud crimes that took place in that region.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

