Ciidamada JWXO ayaa weerar ku qaaday fadhiisimooyin iyo goobo ay ka dhaqdhaqaaqayeen ciidamada daalan ee tigreegu horkacayaan , weerardan oo lagu bartilmaameedsaday goobo muhiim ah iyo gaadiid ciidan oo marayay wadooyinka ayaa waxaa cadawga ka soo gaadhay khasaare balaadhan. Ciidamada Jabhada Wadaniga Xoreytnta ayaa daggaal qorsheysan ku qaaday kaaramardha oo ah Buur laga arko una muuqata magaalada Jigjiga. Sidoo kale waxa ciidamada ONLF ay weeraro ku qaadeen Ciidamada Tigreega waxayna dagaaladaas u dhaceen sidan hoose;
Dagaalada ayaa ka kala dhacay deegaanada kala ah
17/2/12 Duud ciid oo ka tirsan degmada qabri dahar una jirta masaafo dhaw ayaa kolanyo gaadiid ah oo halkaa maraysay waxa ciidamada JWXO uu kaga dilay ciidanka cadawga 8 askari 7 kalena waa uu ka dhaawacay
19/2/12 dagaal ka dhacay buurta caanka ah ee Kaaramardha oo dhacda duleedka magaalada jig jiga waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 10 askari inkabadan 15 kalana waa lagaga dhaawacay
Waxaa kale oo jira dagaalo dhabagal ah oo aanan wali laga soosaarin faahfaahin buuxda, Dagaaladaas ayaa waxaa ay ka kala dhaceen:
Gabagabo, Ceelka biyo cadde,iyo Goobo kale.
ONA
ONLF forces have attacked bases and locations where the exhausted troops led by the Tigrayans were operating. These attacks, which targeted important sites and military vehicles travelling along the roads, inflicted heavy losses on the enemy. Forces of the National Liberation Front launched a planned attack on Kaaramardha, a mountain that can be seen from and overlooks the city of Jigjiga. ONLF forces also launched attacks on the Tigrayan troops, and those battles took place as follows:
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
