Ciidamo Itoobiyaan ah oo joogo hareeraha magaalada Jigjiga ee Casimada DDS Ogadeniya ayaa sii xoojiyay boobka ay ku hayaan hantida shacabka Soomalida ee ku jira gacanta Gumaysiga.
Waxaa Albaabada magalada Jigjiga sii xoogaysanaya ciidamo gaar ah oo qaadanaya gaadiidka Shacabka ayagoo awal ku caan baxay qadashada Xoolaha nool iyo hantida ganacsiga loo wado kana dhigay magalada jigjiga mid ka go_doonsan dhamaanba gobolada kale ‘Hadaba isbuucan waxaa sii xoogaysanaya hawlgaladooda sharcidarada ah ee ay ku hayaan shacabka Soomalida kali ah ayagoo qaadanaya gadiidka ku taarikaysan Sumada magaca Soomalida intay u sameeyaan danbiyo mala awaal ah oo lagu xalaa-laysanayo dhaca Shacabka.
Horaan kooxdan waxay godoomiyeen ganacsiga Soomalida ee Garoonka diyaradaha jigjiga ayagoo u xidhay koox Itoobiyaan ah inay halkaas ganacsiga alaabaha ka dhoofsan karaan halka Shacbka Soomaliduna ay ka gaadheen quus inay halkaas xataa alabaha shaqsigu wato la maro .
Balse waxaa soo kordhay isbuucan cadaadiska la saaray gaadiidka ayadoo markii horaba la ogaa godoominta magalida jigjiga goonida ku ah ee ay kooxdan askarta ah ay saareen ‘Ayadoona ay cadahay in maamul ka hadla arimahaas uusa ka jirin DDS Ogadeniya .
Ogaden News Agency ONA
Ethiopian troops stationed around the city of Jigjiga, the capital of the Somali Regional State of Ogadenia, have intensified their looting of the property of Somali civilians living under the control of the colonisers.
Special forces are increasing their presence at the gates of the city of Jigjiga and are seizing civilians' vehicles. These forces were already notorious for seizing livestock and goods being transported for trade, and they have left the city of Jigjiga cut off from all the other regions. This week they have stepped up their unlawful operations, which target Somali civilians alone. They are seizing vehicles registered with Somali names and fabricating imaginary crimes to justify robbing the civilians.
Earlier, this group blockaded Somali trade at Jigjiga airport, reserving it for an Ethiopian group so that only they could export goods from there, while Somali civilians have lost all hope of even passing through there with an individual's personal belongings.
However, the pressure on vehicles has increased this week. The blockade that this group of soldiers had imposed on the city of Jigjiga in particular was already known. It is also clear that there is no administration in the Somali Regional State of Ogadenia that speaks out on these matters.
Ogaden News Agency ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
