Ciidanka dowladda Sudan ayaa waxay isku dhaceen jabhada SPLM ee Kordufan. Dagaalkan ayaa warar iskhilaafsan ay ka soo baxayaan lamana hubo warar xaqiiqo ah. Dagaalka waxa uu ka dhacay deegaanka Karkarya.
Afhayeen u hadlay jabhada SPLM ayaa sheegay inay deegaanadaasi xukumaan. Xaalada Sudan ayaa mudaba daganayd dagaalkana waa mid cusub. Jabhadan ayaa taageero ka heli jiraty South Sudan intii mudo ahaydba. Kordufan waa gobol mudaba xaalkiisu uu ahaa mid dagan.
ONA
The Sudanese government army clashed with the SPLM rebels in Kordufan. Conflicting reports are emerging about this fighting, and there is no confirmed factual information. The fighting took place in the Karkarya area.
A spokesman speaking for the SPLM rebels said that they control those areas. The situation in Sudan had been calm for some time, and this fighting is new. These rebels had been receiving support from South Sudan for a long time. Kordufan is a region whose situation had been calm for some time. ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
