Weerarada uu Ciidanka Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya ku qaaday fadhiisimooyin kala duwan oo uu cadawgu ku leeyahay dalka Ogaadeenya ayaa wuxuu cadawga ku gaadhsiiyay khasaare laxaad leh oo kala duwan.
Weeraradan oo intooda badan ahaa kuwo loo qorsheeyay inay u fulaan si kooban oo loogu talagalay in cadawga waxyeelo iyo cabsi galinba loogu gaysto ayaa u dhacay habkii loo qorsheeyay. Warbixinta aan ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa naloogu sheegay inuu ciidanka jabhadu ku hantay guulo, waxayna u kala dhaceen sidan;
– 27/2/12 dagaal ka dhacay Garwaan oo u dhaw Marsin waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 5 askari waxaana lagaga dhawaacay 8 kale
– 28/2/12 dagaal ka dhacay Sammu oo ka tirsan Doollo waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 4 askari wxaana looga dhaawacay 7 kale
– 2/3/12 dagaal ka dhacay Daratoole oo ka tirsan Doollo waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 4 askari waxaana lagaga dhawaacay tiro kaleoo aan wali la xaqiijin
– 3/3/12 dagaal ka dhacay Qorax oo ka tirsan deegaanka Marsin waxaa ciidanka cadawga looga dilay 3 askari tiro kalena waa lagaga dhaawacay
– 4/3/12 dagaal ka dhacay Tukaale oo ka tirsan degmada Qabri-dahar waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 4 askari 2 kalena waa lagag dhaawacay , sidoo kale dagaal ka dhacay isla taariikhdaa meesha loo yaqaano Gurre oo ka tirsan deegaanka Caado waxaa ciidanka cadawga lagag dilay 3 askari waxaana lagaga dhaawacay 5 kale , sidoo kale dagaal ka dhacay deeganka Cawlkudhal ayaan ilaa hada wax faahfaahin ah laga hayn.
– 5/3/12 dagaal ka dhacay Qaaxo oo ka tirsan Qaqbri- bayax waxaa ciidanka cadawga lagaga dhawaacay 4 askari iyadoo ay jirto tiro dhimasho ah oo aan wali la soo cadayn
– 6/3/12 dagaal ka dhacay Buladari oo ka tirsan degmada Qabri- bayax waxaa ciidanka cadawga looga dilay 3 askari tiro kalena waa lagaga dhaawacay
– 8/3/12 dagaal ka dhacay Geenya-cadde oo ka tirsan Caado ayaa inta la og yahay waxaa cadawga lagaga dhaawacay 4 askari iyadoo ay jirto tiro dhimasho ah oo aan wali la xaqiijin,isla taaiikhdan dagaalka dhacay Qabaaljeex oo ka tirsan degmada Dhagaxbuur waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 3 askari 3 kalana waa lagaga dhaawacay
– 9/3/12 dagaal ka dhacay Laandheer oo ka tirsan deegaanka Caado waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 5 askari 9 kalena waa lagaga dhaawacay, isla taariikhdaa kamiin loo galay gadiid marayay Labiga-booska oo u dhaw gari’go’gan ayaa waxaa cadawga la gaadhsiiyay khaasre balaadhan waxaana halkaa ku dhintay sarkaal sare oo ciidanka cadawga ka tirsan
– 13/3/12 dagaal ka dhacay Agasla oo ka tirsan Baabili waxaa cadawga looga dilay 4 askari waxaana looga dhaawacay 5 kale
Dhinaca kale waxa jiar dhibaato balaadhan oo ah jidhdil baahsan oo loo gaystay dadka ku dhaqan deegaanka Gabriile halkaas oo ay ka dhacday todobaadkan kufsi iyo faraxumayn loo gaystay in ka badan 16 dumar ah, ayaa hadana waxaa ka dhacay jidhdil loo gaystay dad fara badan oo isla deegaankaa ah. Waxaa kale oo jira dad badan oo lagu xidh xidhay gobolka Jarareed. Faahfaahinta tacadiyadaa ayaan dib ka soo qori doonaa.
ONA.
Attacks carried out by the Ogaden National Liberation Army on various enemy bases in the country of Ogadenia have inflicted considerable and varied losses on the enemy.
These attacks, most of which were planned to be carried out briefly and were intended to cause the enemy both damage and fear, took place as planned. A report we received from the ONLF Central Headquarters told us that the front's forces achieved victories, which took place as follows:
- 27/2/12: in fighting that took place at Garwaan, near Marsin, 5 enemy soldiers were killed and 8 others were wounded
- 28/2/12: in fighting that took place at Sammu, in Doollo, 4 enemy soldiers were killed and 7 others were wounded
- 2/3/12: in fighting that took place at Daratoole, in Doollo, 4 enemy soldiers were killed and another number, not yet confirmed, were wounded
- 3/3/12: in fighting that took place at Qorax, in the Marsin area, 3 enemy soldiers were killed and another number were wounded
- 4/3/12: in fighting that took place at Tukaale, in Qabri-dahar district, 4 enemy soldiers were killed and 2 others were wounded; likewise, in fighting that took place on the same date at the place known as Gurre, in the Caado area, 3 enemy soldiers were killed and 5 others were wounded; likewise, of fighting that took place in the Cawlkudhal area, no details are yet available.
- 5/3/12: in fighting that took place at Qaaxo, in Qaqbri-bayax, 4 enemy soldiers were wounded, while there is a number of dead that has not yet been made clear
- 6/3/12: in fighting that took place at Buladari, in Qabri-bayax district, 3 enemy soldiers were killed and another number were wounded
- 8/3/12: in fighting that took place at Geenya-cadde, in Caado, as far as is known 4 enemy soldiers were wounded, while there is a number of dead not yet confirmed; on the same date, in fighting that took place at Qabaaljeex, in Dhagaxbuur district, 3 enemy soldiers were killed and 3 others were wounded
- 9/3/12: in fighting that took place at Laandheer, in the Caado area, 5 enemy soldiers were killed and 9 others were wounded; on the same date, an ambush was laid on vehicles passing through Labiga-booska, near gari'go'gan, inflicting extensive losses on the enemy, and a senior officer belonging to the enemy forces died there
- 13/3/12: in fighting that took place at Agasla, in Baabili, 4 enemy soldiers were killed and 5 others were wounded
On the other hand, there is a serious problem of widespread torture inflicted on the people living in the Gabriile area, where this week rape and sexual abuse were committed against more than 16 women, and torture was also inflicted on many people from the same area. There are also many people who have been arrested in Jarareed region. We will write the details of these abuses later.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

