Ciidanka JWXO/ONLF oo dagaalo joogto ah la gala cadawga ayaa maalmihii u danbeeyay wacdaro ka muujiyay magaalooyinka waawayn ee ogaadeenya, iyo meelo kale oo ka tirsan dalka
hadaba cutub ka tirsan qaybta Duufaan ee CWXO ayaa dhawaan 27/3/12 kamiin ka galay meel u dhaxaysa Higlalay iyo Cawlkudhal oo ka wadatirsan degmada Dhagaxbuur waxayna halkaa ku naafeeyeen mid ka mid ah Baabuurtii cadawga ,iyadoo ciidankii saaraana ay ka dhigeen wax dhintay iyo wax dhaawacmay, warar laga helay ilo ku dhawdhaw cadawga ayaa sheegayaa in khasaare balaadhan soo gaadhay cadawga,
dhinaca kale waxaa meesha loo yaqaan Haandameer oo ka tirsan degmada Dhagaxbuur lagu weerary 26/3/12 ciidamo si qasab ah looga soo hawlgaliyay magaalada Dhagaxbuur waxaa halkaa dhagta dhiiga loo daray 6 askari oo ka mid ciidanka cadawga halka dhaawacuna uu kor u dhaafay 9 askari
intaa ka dib ayaa ciidankii waxay si habqan ah u soo galeen xeryahoodii ,waxaana la cadeeyay in la dareemayo mooraal xumada ciidanka cadawga taasina ay suuragalisay in mar walba lagaga guulaysto goobaha dagaalka.
ONA
Accordingly, a unit belonging to the Duufaan division of the ONLF forces recently, on 27/3/12, laid an ambush at a location between Higlalay and Cawlkudhal, both of which belong to Dhagaxbuur district, and there they disabled one of the enemy's vehicles, leaving the troops aboard it dead or wounded. Reports obtained from sources close to the enemy say that the enemy suffered extensive losses.
Elsewhere, at the place known as Haandameer in Dhagaxbuur district, forces that had been forcibly deployed from the town of Dhagaxbuur were attacked on 26/3/12. There, 6 soldiers from the enemy forces were killed, while the wounded exceeded 9 soldiers. After that, the troops returned to their camps in disarray. It has been confirmed that low morale is evident among the enemy forces, and this has made it possible to defeat them on the battlefield every time. ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

