Opens in a new tab

Daawo: 14 Safiir oo Cusub oo u Madaxwaynaha Wadanka Eritrea ka Qaabilay Warqadii Safiirnimadooda.

ONA23 February 2016
Read in English

14ka Safiir ee cusub ee u Madaxwaynaha wadanka Eritrea Isaias Afewerki  ka aqaabilay warqadii  safiirnimadooda ayaa waxay ka kala socdaan wadamada Sweden, Canada, Australia, Denmark, Finland, Egypt, Brazil, Austria, Ireland, Philippines, India, Czech Republic, Cote D’ivoire, and Zambia…

Arrintan ayaa ka marakacaysa isbadalka siyaasadeed ee wadanada reer galbeedka ee ku aadan siyaasada geska Africa e daawasho wacan.

 

La wadaag