Abwaan Kaldeeq oo kamid ah abwaanada Ogadenya,ahna Agaasimaha Waaxda Fanka iyo Filimada ee Hogaanka warfaafinta JWXO ayaa shirweynaha 20aad ee Jaaliyadaha Ogadenya uga yimid qaarada Australia,wuxuuna Abwaanku shirweynaha soo gaadhsiiyey salaantii iyo farriintii shacabka iyo madaxada jwxo ee ku nool qaaradaas Australia.
Abwaan Kaldeeq ayaa shirweynaha ka qaaday suugaanta uu ilaahay u hibeeyey kuwaas oo ku qutumay halganka Ogadenya wuxuu sidoo kale mesha ka qaaday heesta uu ugu jecel yahay suugaanta uu alifay ee ah(MAANDEEQ).
Si aad u daawato oo aad ula socoto sawirada Shirweynaha iyo video-yada
Fadlan booqo bogga facebook-ga Ilays Tv
https://www.facebook.com/IlaysTelevision?ref=hl
HALKAN KA DAAWO
WATCH HERE
https://youtu.be/ZxTZpMVx48cAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
