Opens in a new tab

Daawo Istahil oo Qudbad Aad u Xiiso Badan Kasoo Jeedisay Shirki Gothenburg

ONA14 March 2012
Read in English

Shirkii Gothenburg ay jaaliyadaha Scandenivianku isugu yimaden qudbad kamid ah halkan hoose ka daawo oo kaalinta halganka Ogadenya looga xog bixinayo iyo haweenka Somalida Ogadeniya.

La wadaag