Opens in a new tab

Daawo: Madaxwaynaha Somaliya oo ka Qaybgalay Barnaamij Loogu Magacdaray Daah-furnaanta.

ONA21 February 2016
Read in English
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamuud, ayaa ka qeybgaley munaasabad ay soo agaasintey Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya taasoo ay kusoo bandhigtay Barnaamijka Daah-furnaanta Dowladda. Munaasabadda ayaa ka dhacdey Hotel SYL.

https://youtu.be/f81H8Z7LqfU

La wadaag