Opens in a new tab

Daawo: Ogaysiis

ONA14 August 2026
Read in English
Ka daawo Facebook-ga ONA · Watch on Facebook

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan xubnaha taageerayaasha iyo guud ahaan bulshawaynta ree ogaadeniya ee kusugan gudaha wadanka in wax sanad-guuro ahayna ka dhacaynin gudaha ogaadeniya.

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).

La wadaag