Opens in a new tab

Daawo: Shir Heer Sare ah Ooy Qabatay Safaarada Eritrea ee London.

ONA4 February 2016
Read in English

Safaarada ay Dawlada Eritrea ku leedahay caasimada Boqortooyada Ingiriiska ee London ayaa shir balaadhan oo si heersare ah loosoo agaasimay ku qabatay London.

Hadaba waxaad muuqaalkan hoose ka heli kartaan shirka ay Safaaradu qabatay iyo qaabkii uu shirkaasi u dhacay ee daawasho wacan meel kastood joogtaamba.

La wadaag