Opens in a new tab

Daawo:Barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo Q4aad iyo Abwaanad Nimco Sh.Maxamed

ONA6 December 2015
Read in English

Daawo Qaybtii 4aad ee barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo oo ku saabsan fanka iyo Suugaanta waxaana inoo qaadaa dhigi doonta abwaanada da,da yar ee Nimco Sheekh Maxamed oo ilahay ku manaystay xikmad iyo suugaan macno weyn xambaarsan.

         HALKAN KA DAAWO

La wadaag