Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in caawa goobihii ay kusugnaayeen laga qafaashay qaar kamid ah Xubnaha JWXO ee kusugan dalka Ogadenia.
Warka ayaa intaas kudaraya in howlgal isku xili ah lagu qaaday Halgame Cismaan Baarcade iyo Halgame Maxamuud Jigre oo kukala sugnaa Magaalooyinka Qabridahare iyo Godey.
Xogta aan helayno ayaa sheegaysa in howlgalku uu wali socdo oo laga yaabo in laqabto qaar kale oo kamid ah Xubnaha JWXO.
Majirto sabab la ogyahay oo looqabtay muwaadiniinta danahooda haystay ee caawa qaabka afduubka ah loola tagay, sidoo kalana lama oga goob lageeyay oo rasmi ah marka laga tago in lagu qaaday baabuurta ay adeegsadaan maamulada Goboladaas kajira.
Wixii kasoo kordha arinta daandaansiga cusub ah ee lagula kacay Xubnaha JWXO ee kusugan Ogadenia.
ONA.

Reports reaching us from inside Ogadenia say that tonight some members of the ONLF who are in Ogadenia were seized from the places where they were staying.
The reports add that a simultaneous operation was carried out against Comrade Cismaan Baarcade and Comrade Maxamuud Jigre, who were in the towns of Qabridahare and Godey respectively.
Information we are receiving indicates that the operation is still ongoing and that other ONLF members may also be detained.
There is no known reason why these citizens, who were going about their own affairs, were detained tonight in the manner of an abduction. It is also not known where they were officially taken, other than that they were taken away in vehicles used by the administrations in those regions.
Further developments on this new provocation against ONLF members in Ogadenia will follow.
ONA.

AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

