Dagaalkii ugu dambeeyay een helnay warbixintiisa ayaa dhacay shalay oy bishu ahayd 10/11/2011 iyadoo ay CWXO u galeen ciidamada cadawga Goray oo u dhaxysa Jigjiga iyo Baabili waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus inta la ogyahya waxaa cadawga gaadhay khasaare balaadhan waxaana bilawgiiba dabka la saarayn laba baabuur oo uu lahaa cadawgu kuwaas oo iayaga iyo wixii saraaba la baabi’yay waxaa kale oo ay cwxo hawlgakan ku naafeeyeen islamarkaana cafawgu uu dib ka jiitay laba baabuur oo kale.
Waxaa ka socda daka gabi ahaantiisaba dagaalo xoogan oy CWXO ku qaadayeen fadhiisimada maleeshiyada Tigreega. Dagaaladaa oo si xowli ah uga socda guud ahaan dalka ayaa loogu gaystay ciidamada cadawga khasaare balaadhan oo isugu jira naf iyo maal. Dagaaladan oo ka dhacay meelo kala duwan oo dalka ka tirsan ayaa cadawga mooraal jab ku riday waxaana la sheegayaa inay meela badan dhexdooda ka dagaalamaan. Arintan ayaa timid markii ciidamada cadawga qaar ka mid ah ay diidaan inay hawlgal u baxaan ka dib markii ay la kulmeen weeraro iyo mir joogto ah oo u diiday xasiloonidii.
Warbixinada dagaalka een ka helnay Xarunta dhexe ee labadii todobaad ee la soo dhaafay lagu qaaday cadawga ayaa u dhacey sidan;
27/10/2011 Dagaal ka dhacay tuulada Dhuure oo ka tirsan degmada Qabri-dahr waxa cadawga laga dilay 2 askari waxaana lagaga dhaawacay 3 kale
30/10/2011 Dagaal ka dhacay Cumarada oo ka tirsan degmada Iimay bari waxaa cadawga lagaga dilay 2 askari
31/102011 Dagaal ka dhacay Warfaa- huuro oo ka tirsan degaana Barmiilka ee degmada Dhuxun waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 10 askari waxaana lagaga dhaawacy 5 kale. Isla taariikhdan ayaa waxaa lagu qaaday weerar habeenimo goob ay ciidamada cadawgu ku daawanayeen TV degmada Birqod, waxaana cagta la mariyay dhamaan ciidankii meeshaa joogay iyo dhismihii ay ku jireen oo la baabi’yay halkaasoo loogu gaystay khaasre laxaadle.
1/11/2011 Dagaal ka dhacay Darguudo oo ka tirsan degmada Iimay- Bari waxaa cadawga lagaga dilay 1askari .
4/11/2011 Mar ay CWXO wadada u galeen baabur cadaw oo maraysay wadada isku xidha Qoraxay iyo Jarar waxaa meesha loo yaqaan Sandixiile lagaga gubay ciidamada cadaw hal baabuur iyo wixii saraa. Isla taariikhdan waxaa dagaal kale uu ka dhacay baliga Cali qaasin oo u dhaxeeya Dalaad iyo Wabiyar oo ka wada tirsan degmada Qabridahar waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 3 askari tira kalana waa lagaga dhawaacay , sidoo kale waxa jira in habeenimadii isla taarikhdan cadawga lagu miray Hora-haw doo ka tirsan jigjiga. Waxaa kaloo taariikhdaa uu dagaal ka dhacay Caado halkaasoo cadawga lagaga dilay 4 askari waxaana lagaga dhaawacay 3 askari oo kale
5/11/2011 Wuxuu dagaal ka dhacay Yucub kaas oo cadawga lagaga dilay 5 askari lagagana dhaawacay 3 askari oo kale
6/11/2011 Dagaal ka dhacay Ganbadh xodayle oo ka tirsan deegaanka Qoraxya waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 6 askari tira kalana waa lagaga dhawaacay
Sidoo kale fal gaadmo ah oo laga fuliyay gudaha magaalada Qoriile waxaa suuqa magaalada lagu toogtay hal askari
7/11/2011 Dagaal ka dhacay Walwaal oo ka tirsan deegaanka doollo waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 3 askari
Inta badan marka ay cadawga ka soo gaadhaan dhibaatooyin dhinaca dagaalada ayaa waxa uu dib ugu gadoodaa maatida iyo dadka shacabka ah kuwaas oo uu qaarna xidhxidho qaarna laayo kuwana uu jidhdil iyo kufsi u gaysto. Dambiyadan uu shacabka u gaystay cadawga ayaa meel badan ka dhacay sida ay wararka nugu soo gaadheen, waxaadna ka dhagaysan doontaan iyadoo tafatiran idaacadaha.
ONA.
The latest battle we have received a report on took place yesterday, 10/11/2011, when the ONLF ambushed enemy forces at Goray, between Jigjiga and Baabili. Heavy fighting broke out there. As far as is known, the enemy suffered extensive losses. At the very start, two vehicles were set on fire belonging to the enemy, and they and everything on board were destroyed. The ONLF also disabled others in this operation, and the enemy at the same time towed away two more vehicles.
Across the whole country, heavy fighting is under way as the ONLF launches attacks on the bases of the Tigrayan militia. These battles, which are being waged rapidly throughout the country, have inflicted extensive losses on enemy forces, in both lives and property. The fighting, which has taken place in various parts of the country, has broken the enemy's morale, and it is reported that they are fighting among themselves in many places. This comes after some of the enemy troops refused to go out on operations, having faced constant attacks and mines that denied them any stability.
The battle reports we received from the Central Headquarters on attacks launched against the enemy over the past two weeks are as follows:
27/10/2011 Fighting broke out in the village of Dhuure, in Qabri-dahr district. 2 enemy soldiers were killed and 3 others were wounded.
30/10/2011 Fighting broke out at Cumarada, in Iimay bari district. 2 enemy soldiers were killed.
31/102011 Fighting broke out at Warfaa- huuro, in the Barmiilka area of Dhuxun district. 10 enemy soldiers were killed and 5 others were wounded. On the same date, a night attack was launched on a place where enemy troops were watching TV in Birqod district. All the troops present there were trampled, and the building they were in was destroyed, inflicting heavy losses.
1/11/2011 Fighting broke out at Darguudo, in Iimay- Bari district. 1 enemy soldier was killed.
4/11/2011 When the ONLF ambushed an enemy vehicle travelling on the road connecting Qoraxay and Jarar, at the place known as Sandixiile, one enemy vehicle and everything on board were burned. On the same date, another battle broke out at the plain of Cali qaasin, between Dalaad and Wabiyar, both in Qabridahar district. 3 enemy soldiers were killed and a number of others were wounded. Likewise, on the night of the same date, a mine was laid against the enemy at Hora-haw, which is part of Jigjiga. Also on that date, fighting broke out at Caado, where 4 enemy soldiers were killed and 3 other soldiers were wounded.
5/11/2011 Fighting broke out at Yucub, in which 5 enemy soldiers were killed and 3 other soldiers were wounded.
6/11/2011 Fighting broke out at Ganbadh xodayle, in the Qoraxya area. 6 enemy soldiers were killed and a number of others were wounded.
Likewise, in an ambush carried out inside the town of Qoriile, one soldier was shot dead in the town market.
7/11/2011 Fighting broke out at Walwaal, in the Doollo area. 3 enemy soldiers were killed.
Most of the time, when the enemy suffers setbacks on the battlefield, it turns its fury on the vulnerable and the civilian population, detaining some, killing others, and subjecting others to torture and rape. These crimes the enemy has committed against civilians have occurred in many places, according to reports that have reached us, and you will hear them in detail on the radio stations.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

