Hawlgalada ay CWXO kula jiraan maxaystada Tigreega soo ururiyay ayaa waxay u dhacaan si maalinle ah kuwaasoo inta badan guushu lagu jabiyo iyadoo cadawga lagaga furto hub iyo saanad ciidan oo kala duwan.
Hadaba waxaa maalmahan si dardarle looga dareemaya aagaga ay CWXO ka hawlgalaan inay jiraan dhaqdhaqaaq xoogan oo ay samaynayaan naftood-hurayaasha CWXO iaydoo ay dhaceen dagaalo khasaare naf iyo maalba leh loogu gaystay cadawga. Warbixaintii ugu dambaysay een helnay ayay dagaalada u kala dhaceen sidan;
29/9/2011 waxaa Goodle oo ka tirsan deegaanka Shilaabo lagaga gubay cadawga hal baabuur iyo wixii saraa
10/10/2011 waxa uu dagaal ka dhacay Qarsoodi oo ka tirsan degmada Shilaabo waxaana cadawga lagaga dilay 2 askari 2 kalana waa lagaga dhaawacay
17/10/2011 waxay dagaalo ka kalal dhaceen deegaanka Labi-gorayaale oo ka tirsan Ananu iyo deegaanka Garigo’an waxaana cadawga lagaga dilay 7 askarai waxaana lagaga dhaawacay 14 askari ,iyadoo halkaa lagaga furtay saanada ciidan
19/10/2011 werar gaadmo ah oo lagu qaaday tuulada Gurdumi ee degmada Aware waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 5 askari waxaana lagaga dhaawacay 4 kale
20/10/2011 weeraro lagu qaaday habeenkii iyo maalintii ciidanka cadawga oo ku sugnaa deegaanada Sasabane, Huuraale , Qudhaclay iyo Ruqaayu oo ka wada tirsan degmada Dhagaxbuur waxaa halkaa lagaga dilay 20 askari waxaana lagaga dhaawacay 37 askari waxaa kale oo lagaga gubay halbaabuur iyo wixii saraa ,dagaaladan ayaa cadawgu sheegay inuu kala kulmay kahasaare balaadhan.
Dhanka kale waxaa jira dhac iyo xadhig loo gaystay dad shacab ah ka dib markii ay ciidamada wayaanuhu ku guuldaraysteen dagaaldii milatari ee ay kula jireen cwxo
Xidh xidhka shacabka ogaadeenya ayaa noqday meesha uu ku cadho baxo cadawgu sidoo kale waxaa uu gaystaa dhac iyo boob lagu qaadano hantida shacabka. Faafaahinta arimahaa kala socda warbaahinta.
ONA.
The operations that the ONLF forces are carrying out against the mercenaries gathered by the Tigrayans take place daily, and in most of them victory is achieved and various weapons and military equipment are seized from the enemy.
In recent days, it has been strongly felt in the areas where the ONLF forces operate that the ONLF freedom fighters are carrying out intense activity, with battles in which the enemy suffered losses of both life and property. According to the latest report we have received, the battles took place as follows:
29/9/2011: At Goodle, in the Shilaabo area, one enemy vehicle and everything on board were burned.
10/10/2011: A battle took place at Qarsoodi, in Shilaabo district, in which 2 enemy soldiers were killed and 2 others were wounded.
17/10/2011: Battles took place in the Labi-gorayaale area, part of Ananu, and in the Garigo'an area, in which 7 enemy soldiers were killed and 14 soldiers were wounded, and military equipment was seized there.
19/10/2011: In an ambush carried out on the village of Gurdumi in Aware district, 5 enemy soldiers were killed and 4 others were wounded.
20/10/2011: In attacks carried out during the night and the day on enemy forces stationed in the areas of Sasabane, Huuraale, Qudhaclay and Ruqaayu, all in Dhagaxbuur district, 20 soldiers were killed and 37 soldiers were wounded. One vehicle and everything on board were also burned. The enemy stated that it suffered heavy losses in these battles.
On the other hand, robbery and arrests have been inflicted on civilians after the Woyane forces failed in the military battle they were waging against the ONLF.
The arrests of the people of Ogadenia have become the outlet for the enemy's anger, and it also commits robbery and looting of the civilians' property. Follow the details of these matters in the media.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

