Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa qaaday daggaalo habeenimo kuwaas oo ay cadowga gaadhsiisay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Daggaaladan ayaa kakala dhacay Deegaamo ka tirsan Ogadeniya taariikhdu markay aheyd 15- 17 Bishan January 2012.

Waxayna u kala dhaceen sidan
15/1/2012 dagaal ka dhacay Qudhacraamaale oo ka tirsan degmada Aware waxaa cadawga lagaga dilay 4 askari waxaana lagaga dhaawacay 6 kale ,sidoo kale dagaalka dhacay meesha loo yaqaan Tabaro oo ka tirsan Qabribayax waxaay cadawga lagaga dilay 1 askari,isla taariikhdaa dagaal ka dhacay Dhulabo oo ka tirsan Qabribayax waxaa cadawga lagaga dilay hal askari oo kale
17/1/2012 dagaal ka dhacay Garbaxaare oo ka tirsan Qabribayax waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay hal askari
Waxaa kale oo jira dagaalo mir ah oo ka dhacay deegaanada kala ah Naasahablood, Bukudhawa,iyo Golcaanood,oo kawada tirsan gobolka Jarara, iyo Xamaro iyo Dhuxun oo ka tirsan gobolka Nogbeed. Dagaaladan habeenimo ayaa waxa cadawga ka soo gaadhay khasaare haseyeeshee aanay sahlanayn in xog laga helo.
ONA
They took place as follows:
15/1/2012: In a battle that took place at Qudhacraamaale, which is part of Aware district, 4 enemy soldiers were killed and 6 others were wounded. Likewise, in a battle that took place at a place known as Tabaro, which is part of Qabribayax, 1 enemy soldier was killed. On the same date, in a battle that took place at Dhulabo, which is part of Qabribayax, another enemy soldier was killed.
17/1/2012: In a battle that took place at Garbaxaare, which is part of Qabribayax, one soldier of the enemy forces was killed. There were also other battles that took place in the areas of Naasahablood, Bukudhawa and Golcaanood, all of which are part of Jarara region, and Xamaro and Dhuxun, which are part of Nogbeed region. The enemy suffered losses in these night battles; however, it has not been easy to obtain information. ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

