Dagmada Baarey Gobolaka Afdheer Sawiradan waa Aabo dhuranaya galsho ma-dhatay oo uu ka raadinayo biyo uu ku maareeyo nolosha qoyskiisa balse qalbi jab kala kulmay xaalada lagu jiro awgeed.
Qarniga 21_aad dunida waxay sheeganaysaa in aduunku qof walbaa helo malintii 3.L oo biyo saafi ah ,halka DDS magaalooyinka ugu dadka badan aysa helaynin biyo nadiif ah iyo kuwo ku filan toona Xaalada dhabta ah ee ka jirta DDS waxaa sawirka guud laga qaadan karaa Dagmada Baarey oo ah magaalooyinka ugu qadiimisan ee la dagay kana mid ah 100 magaalo ee ugu dadka badan .
Sheegasho walba oo hormarineed waxaa waxba kama jiraan ku tilmaamaya sawirkan in 2025 dadka Dagaanku ay la yahiin biyo ay ku ilaaliyaan naftooda ayadooy maamuladu ay ku faanaan guulo u muuqada sawiro beenaadyo lagu indha siraxaadinayo qalbiyada dadka ka maqan dagaanka .
Ogaden News Agency ONA
In Baarey District of Afdheer Zone, these pictures show a father digging a dried-up riverbed in search of water to sustain his family's life, but who was left heartbroken because of the prevailing situation.
In the 21st century, the world claims that every person on earth gets 3 litres of clean water per day, while in the Somali Regional State the most populous towns get neither clean water nor sufficient water. The true situation in the Somali Regional State can be seen in the overall picture of Baarey District, which is one of the oldest settled towns and one of the 100 most populous towns.
This picture shows that every claim of development is baseless, given that in 2025 the people of the region lack water with which to keep themselves alive, while the administrations boast of successes that appear in false pictures used to deceive the hearts of people who are away from the region.
Ogaden News Agency ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

