Jaamacadaha waxay ka mid yihiin goobaha ay siyaasiyiinta maanta iyo kuwa mustaqbalkaba ka helaan xogta ay uga baahan yihiin dalalka iyo shucuubta kala duwan ee caalamka ku dhaqan. Sidaa darteed ardayda S.Ogadenya ee jaamacadaha caalamka wax ka dhigta gaar ahaan asaaskii OYSU ka dib waxay ku mashquulsan yihiin sidii nadwooyin lagaga hadlayo qadiyadda Ogadenya loogu qaban lahaa ardayda iyo Profesoorada Jaamacadaha kala duwan.
Waxaa 17kii bishan lagu qabtay Jamacada AIU qaybta cilmibaadhista arimaha Afrika dood cilmiyeed looga hadlayay xaalada Ogadenia laga soo bilaabo qarnigii 16aad ilaa waqtigan xaadirka ah, waxaana soo bandhigay nadwada oo ka hadlay 5 dictoor aa kala ah;
1- Dr. Muuse Al-Amiin oo ku tkhasusay cilmiga Juquraafiga
2 Dr. Jamaal Cabdiraxmaan oo ku takhasusay cilimiga siyaasadda ahna ciidanka dalka sudan
3- Ustaad Caasim Fadxuraxmaan
4-Dr. Zamzami Bashiir
5-Dr. Cabdil wahaab oo ku takhasusay Arimaha Itoobiya
Waxyabaha ay ka hadleen waxaa ka mid ahaa Juquraafiga Ogadenia iyo cimiladiisa, Siyaasada Ogadenia xagga ciidanka, dhaqaalaha . Waxaa ka mid ahaa hadaladii Prof.ada in shacabka Ogadenia maalin kasta ay dhintaan 120 qof kuwaasoo ay dilaana ciidamada Itobiya iyagoo sheegay inay cuna-qabatayn saarantahay Ogadenia dhinac walba taban haysa mid dhaqaale mid saxaafadeed mid bini aadminimo, ayna kala xidheen dalka Ogadenia gudahiisa oo magaaalo magaalo kale ayna u gudbi karin.
Waxaa kaloo ay xuseen in shacabka Ogadenia ay u gyastaan ciidamada Itoobiya kufisi, boob, dhaca, dil, xidhay iyo argagixisanimo. Dhibka lagu hayaana ma aha mid sanadkan ama bishan bilaabatay oo dhamaatay ee waa mid jira saacadan aan ku jiro. Waxaa ay sheegeen laga soo bilaabo weerar kii COBOLE ilaa mantana in kufsiga, boobku hantida shacabka, dilka uu intaba kumam yaal kor u dhaafayo iaydoo lagu beerayo shacabka cudurada khatarta ah sida AIDSKA oo kale taas oo ay xukuumadihii kala dambeeyay ee itoobiya ay iskaga mid ka ahaayeen.
Waxay intaas ku daraeen oo kale in Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ay haysato dhulka ogadenia 75% , Itoobiyana ay magalooyinka waawayn oo kali ah joogto halka ay JWXO-na ay tahay jabhada kaliya ee matasha shacabka Ogadenia ee ka dagaalanta dhulkaas taas oo buu yidhi Dikrtoorkii ka hadlayay ay iskudayday dawlada Itoobiya in ay ururada argagixisanimada ku darto uyadoo samaysay Itoobiya malayshiyaadu daacad ah oo fulinaya falal argagixisinmo ah.
Waxay intaas kudareen in shacabka Ogaden uuna waligii raali ka noqonin gumaysiga, waana inuu helaa shacabka Ogadenia doonitaankiisa ama xaqiisa caalmankana waxaa wajib ku ah inuu ka hadlo arimaha ka socda Ogadenia una gargaaro shacabkaas oo aan helin fursadiisa, iyadoo caalamka islaamkana uu ka jeedsaday arimaha Ogadena. Wuxuu xusay in shacabka Ogadenya aanay ka faiidaysanin warbaahinta casriga ah iyagoo aanan aqoonin shacabka Ogadenia facebook, ama Intenet iyo aaladaaha lagu kiciyay shucuubtii carabta iyadoo uu ka xarimay gumaysiga haysta.
Waxay soo bandhigeen in Ogadenia tahay goob istiraatiji ah oo dhaqaale xoogan leh sida gaaska, macaadanta kale, wabiyada dhex mara Ogadenia waxa uu quudin karaa malaayiin qof, iyadoo 95% dhaqaalaha Somaliyana uu ka yimaado Ogadenia sidaas darteed ayay Itoobiya u ilashan haysaa waddankan, mana rabto Itoobiya inay dhalato dawlad somaliyeed oo siagarab taagta Ogadenya.
Ugu dan bayntii waxaa lagu wareejiyay micra foonka Dr. Cabdi majiid oo ahaa nin kii marti galiyay NADWADA aadna ugu mahad naqay ardayda Ogadenia ee soo qabanqaabisay dood cilmiyeedkan taasoo ku dhamatay farxad iyo dareen sigaar ahna u samayn haysay ardaydaa S.Ogadenia ee Sudan wax ka barata.
ONA/Sudan.
Universities are among the places where today's politicians, and those of the future, obtain the information they need about the various countries and peoples of the world. For this reason, Ogadenia students studying at universities around the world, particularly since the founding of the OYSU, have been busy organising seminars on the Ogadenia issue for students and professors at different universities.
On the 17th of this month, an academic debate was held at the AIU, in its African studies research department, discussing the situation of Ogadenia from the 16th century to the present day. The seminar was presented by 5 doctors who spoke, namely:
1- Dr. Muuse Al-Amiin, who specialises in geography
2 Dr. Jamaal Cabdiraxmaan, who specialises in political science and is a member of the Sudanese armed forces
3- Ustaad Caasim Fadxuraxmaan
4-Dr. Zamzami Bashiir
5-Dr. Cabdil wahaab, who specialises in Ethiopian affairs
Among the things they discussed were the geography of Ogadenia and its climate, and the politics of Ogadenia in terms of the military and the economy. Among the professors' statements was that 120 people of the Ogadenia population die every day, killed by Ethiopian troops, and they said that Ogadenia is under a blockade affecting every aspect of life: economic, media and humanitarian. They added that the country of Ogadenia has been divided up internally so that people cannot travel from one town to another.
They also noted that the people of Ogadenia are being subjected by Ethiopian troops to rape, looting, robbery, killing, detention and terrorism. The suffering being inflicted is not something that began and ended this year or this month; it is ongoing at this very hour. They said that from the time of the Cobole attack until today, the rapes, the looting of the people's property and the killings have each exceeded thousands, while dangerous diseases such as AIDS are being spread among the population, something in which the successive Ethiopian governments have all been alike.
They further added that the Ogaden National Liberation Front holds 75% of the land of Ogadenia, while Ethiopia is present only in the major towns, and that the ONLF is the only front that represents the people of Ogadenia and fights in that land. The doctor who was speaking said that the Ethiopian government has tried to include it among terrorist organisations, while Ethiopia itself has created loyal militias that carry out acts of terrorism.
They added that the people of Ogaden have never accepted colonisation, and that the people of Ogadenia must attain their will or their rights. The world, they said, has a duty to speak out about what is happening in Ogadenia and to help that people, who have not been given their opportunity, while the Islamic world has also turned its back on the affairs of Ogadenia. He noted that the people of Ogadenia do not benefit from modern media, as the people of Ogadenia do not know Facebook, the Internet or the tools that were used to mobilise the Arab peoples, because the occupying colonial power has deprived them of these.
They presented the view that Ogadenia is a strategic location with strong economic resources such as gas and other minerals, and that the rivers flowing through Ogadenia could feed millions of people, while 95% of Somalia's economy comes from Ogadenia. For this reason, Ethiopia is holding on tightly to this country, and Ethiopia does not want a Somali state to emerge that would stand by Ogadenia's side.
Finally, the microphone was handed to Dr. Cabdi majiid, who was the host of the seminar, and he warmly thanked the Ogadenia students who organised this academic debate, which ended with joy and a special feeling for the Ogadenia students studying in Sudan.
ONA/Sudan.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

