Opens in a new tab

Dawlada Daganka Soomalida Ogaadeeniya ayaa Wajahaysa Hoos u Dhac Halkii ugu Darayad Nidaamka Geedi Socodka Waxbarasho Ayadoo Isbadalka …

ONA27 June 2026
Read in English

Dawlada Daganka Soomalida Ogaadeeniya ayaa wajahaysa hoos u dhac halkii ugu darayad nidaamka geedi socodka Waxbarasho ayadoo isbadalka liidnaanta dugsiyadu ay noqdeen kuwo marba mar ka sii daraya .

Sanad dugsiyeedkan Xogta ku qoran Xafiiska waxbarashada Dds, waxay sheegaysaa in ardayda qaadanayso imtixaamka dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ay dhanyihiin 48,788. oo wax lala yaaba ku ah tira guud ee bulshada DDS ayadoo si wayn looga dhex arko nidaamka PP ee talada hayaa in qorsho ahaan ay qaateen in wax ka badalka dugsiyada ee nidaamka imtixaanaadka laga dhigo ku lagu qalbi jabiyo ardayda.

ONA

La wadaag