Waxa gumeysiga Ethiopia uu shacabka Ogadeniya soo gaadhsiyay xasuuq iyo tacadiyo badan iyaga oo Gunagado iyo deegaanada ka ag dhow ka geystay Xasuuq iyo Baro kicin sidoo kale waxa jira dhibaatooyin u badan jidhdil baahsan oo loo gaystay dadka ku dhaqan deegaanka gabriile halkaas oo ay ka dhacday kufsi iyo faraxumayn balaadhan oo saamaysay in ka badan 16 dumar ah, ayaa hadana waxaa ka dhacay jidhdil saameeyay dad fara badan.
Dhacdooyinkii aan soo uruurinay ee ugu danbeysay waxay ukala dhaceen sidan hoose.
Deegaanka Jarareed
27/2/12 waxaa jidhdil loogu gaystay dadka kala ah
Cali khaliif faarax
Xalane cabdi wali
Garaad cabdi raxamaan sahal
Aadan muxumed barre
Caydaruus maxbuub shugri
Cabdi bille isaaq
Bishaar maxamed ugaas
Xamdi axmed nuur bidhiye
Xaliimo xasan maari
Cabdi samad faarax
9/3/12 waxaa lagu xidhay degmada fiiq
Cabdi dhagacade
9/3 /12 waxaa lagu xidhay tuulada Abaaqorow
Sahra cali
Faadumo xasan
7/3/12 waxaa lagu xidhxidhay degamada Dhagaxbuur
Cabdulaahi Aabi
Maxamed cabdi aw xuseen
Xuseen ciilmooge
Bishaar aw jaamac
Ibraahim kaafi
Maxmed cabdulaahi sheikh cabdi
Farxaan ibraahim odowaa
Maxamed cabdulaahi aw macalin
Badri xamdi kamas
Cabdulaahi xasan
Cabdulaahi maxamed
Axmed nuur xamdi
Cabdi xuseen
10/3/12 ayaa waxaa lagu xidhay Gunagado oo ahayd meeshii loo gaystay xasuuqa dadka badani ku dhinteen dadka kala ah
Cabdi dheere oday wayn ah
Sahra cabdi dheer
Ismaaciil yuusuf dhagarog ninka gabadha
Cismaan macalin axmed
dhibaatan iyo tacadiyadan aan aabo yeelka lahayn waxay noqdeen kuwa la factirsaday dadka ogaadeenya ,taas oo aad moodo in caalamku indhaha ka qarsanayo
ONA
Ismaaciil yuusuf dhagarog, the girl's husband
Cismaan macalin axmed These merciless hardships and abuses have become ones the people of Ogadenia have grown used to, and it seems as though the world is turning a blind eye to them. ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

