Opens in a new tab

Halkan ka Daawo Dhaanto Cusub oo lagu Muujinayo Halganka Shacabka Somalida Ogadeniya.

ONA28 February 2012
Read in English

Dhaanto Cusub Halkan Ka daawo. Shacabka Somalida Ogadeniya ayaa farxadooda iyo dhibaatada iyo marxaladaha Halgankooda kusoo gudbiya hidaha Iyo Dhaqankooda. Gabayga iyo Dhaantada ayaa kamid ah waxyaalaha ay kusoo gudbiyaan shucuurtooda iyo dareenkooda. Hadaba hoos ka daawo dhaanto lagu soo gudbinayo Xaalada dhulka Ogadeniya.

La wadaag