Waxaa isugu yimid tuulada Mangaung ee duleedka magalo madaxda Free State ee Bloemfontien dhamaan taageerayasha iyo madaxda ANC iyo in kabadan 46 madaxweyne oo kakala socoday qaradaha aduunka.
Waxaa kale oo iyaguna mesha lagu casuumay dad farabadan oo ka kooban aqoonyahano, siyaasiyin iyo haaya’do oo kor u dhaafay 100,000, say u dhagaystaan khudbadii ugu dheereed abid uu jeediyo madaxwayne Zuma (ANC) ah.
Dabaaldaga 100-guurada ANC waxaa lagu bilaabay 100 daqiiqo oo sheeko halgamed ah iyo taariikhdii ururka. Ciyaarihii hidaha ka dibna waxaa la jaray doolshe qaab mucjiso ah loo sameeyay waxaana ku xigay bulla-leedh (laser) samada lagu xardhay ood modaysay inuu cirkii gabi ahaanba isu badalay magaalo caasimad ah oo joogta saqdhexe, iyadoo laydhka magaalada quruxda ku caanbaxday ee bloemfontien markale lagu kordhiyay sharaxaad nooc walba leh oo qariyay jidadka waa wayen iyo goba kale ee magaaladaba. Markii la soo gaadhay 12kii habeenimo ayaa waxaa la soo dhaweeyay Tabo Mbeki madaxwaynihii hore suu u daaro toosh nuurkiisa iyo samayskiisaba loo ekaysiiyay calanka iyo calaamada ANC.

Kaniisad yar oo duug ah oo ku taala tuulada Mangaung ayaa ahayd meshii lagu aasaasay urur yar oo ay lahaayeen dad aad loo xaqiro waagaa oo tabar dhaqaale iyo mid ciidan toona aan lahayn. Kaniisadaa ayaa nasiib u yeelatay inay noqoto meeshii ugu caan sanayd wadanka iyadoo qaadatay magaca meeshii lagu askumay urur halgameedkii ugu cimriga dheeraa ee ka guulaystay xukunkii ugu cabudhiska badnaa caalamka.
Madax wayne Zuma wuxuu ka jeediyay goobtii khudbadii ugu dheereayd iydoo oo ka koobnayd 60 bog. Wuxuu khudbadaa xoogeda kaga hadlay taariikhdii 100sano ee ANC iyo madaxdii ururka. Wuxuu u mahad celiyay 121 ruux oo badidood ahaa kuwii naftooda u huray halganka. Wuxuu sheegay magaca Nelson Mandela 14 jeer. Dawladii midabtakoorkana wuxuu canaantay 21 jeer, halgankii ANC-na wuxuu amaanay 21 jeer. Wuxuu tiriyay magacyadii ragii ay halganka ku soo wada jireen ee ku naf waayay iyo kuwo ka sii horeeyay oo iyagana u dhintay halganka dartiis.
Layaab kuma uuna lahayn saaxiibkay oo ila fadhiyay rugta dhagaysiga khudbada inuu ilmeeyo markii uu Zuma yidhi; “inkasta oon madaxwayna ahay dalkiina xoryahay, hadana qasriga wayn een daganahay marna igama tirin igamana bogsiinin xanuunka ay igu hayso xusuusta qubuurihii saaxiibadaydii halganka een nasiibku tusin ANC oo 100 jirsatay”.

Dabcan aniga iyo saaxibkayba waxaanu xusuusanay qubuuro dad aanu jeclayn oo sheekada Zumana ay u ekayd mid anaga naga hadlaysa. Inkasta oo aniga iyo saaxiibkay anaan rajanaynin inaanu madax ka noqono Ogadenia markay xorowdo oo ay ku jiraan halgankeena halyeeyo Zuma oo kale ah, hadana waxay sheekadan Zuma ee qaadatay laba saacadood iyo badhka na xasuusisay in ay dhabtahay maah-maahdii ahayd da-daalaa wuu helaa, waqti dheeraadana in uuna ahayn mid mooraal jabiya halgamaaga, balse uu yahay kayd taariikheed oo kororsiimo horseeda.
Ka soo qayb galaasha aduun-weynaha ka socday waxaa kamid ahaa madax ka timid Bariga Africa; Burundi, Rwanda, Uganda, Erteria iyo kuwa kale oo iyagu aad uga badalaa madaxda aduunka intiisa kale ka timid. Muzavane -ga Yugaandha ayaa dadka dhagaystaayasha ah ka yaabiyay markuu yidhi; “Waxaan moodayay dadka madaw oo dhan inay yihiin Zulu”. Muzevane malaha wuxuu rabay inuu ku amaano Zuma oo qoomiyadaas ah, ama wuxuuba rabay inuu ku canbaareeyo oo dadka kale tuso Zuma sida uu had iyo jeer uu dhaqanka Zulu-ga ugu muujiyo kulamada waawayn ee dawliga ah inkastoo uu matalo 11 qowmiyadood oo Zulu-guna qayb uun kayahay. Sikastaba waxay cadaynaysay sida uuna ula haysanin taariikhda wadankan iyo xasaasiyada kala badalaanta dhaqanka iyo midabka ee wadankani uu soo maray.
Sidoo kale xusid mudan sida ay madaxdii Bariga Africa ka socotay ula yaabeen dhacdooyin kale oo lagaga soo horjeedo Madaxwayne Zuma laftiisa iyo kuwa kale oo ANC (xisbiga talada haya) lagaga soo horjeedo, iyadoo Bariga Africa siyaasada dulqaadka ku dhisan ayna ka jirin ayay madaxdani daawanayeen gudoomiyaha ururka dhalinyarada ANC oo banaanbax wayn ku qabtay isla tuuladan taariikhiga ah oy waliba kaga soo horjeedaan M/W Zuma kagana dalbanayaan inuu xilka ka dago iyadoo boolisku ay ilaalinayaan si la mid ah siday u ilaalinayaan Zuma.
Waxaa kale oo dabcan iyadana ku cusbayd madaxdii Bariga Africa ka timid arinkale oo ahayd DA (ururka matala cadaankii madawga adoonsan jiray) oo munasabad wayn ku qabtay isla magaalada isla wakhtigaas ay ANC dabaaldagayso iyagoo xus iyo duco u qabtay dadkii cadaanka ahaa ee ANC laysay 80tamadkii markay xornimada u dagaalamayeen, balse ayna cid qudhihi danaynin hawshoodana ay isaga wateen sida ANC isaga wadato teeda. Malahayga kama saari karo in madaxdaas hamuumyo ka haysay inay laayaan dadkaas inka badan inta ay hilaw u qabaan inay ka bartaan dulqaadka siyaasadeed iyo masuuliyad. Waxaa iyada xasuusin mudan in lagu marti qaaday dhiig yacab Zanawi laaakiin uusan imaanin isagoo ka cabsaday jaaliyada JOKA iyo shacabka Ogadeniya oo u sii diyaargaroobay inay ku fadeexadeeyaan munaasabadaa oo mudaharaad ay ooda kaga qaaadaan sidii ku dhacday shirkii G20 ee London lagu qabtay.
Qaybta 2aad ayaad kaga bogan doontaan caqabadihii soo maray ururk ANC iyo madaxdii ururka 100kaa sano. La soco.
OMAR JIGJIGA – ONA/SA
The ANC centenary celebration began with 100 minutes of the story of the struggle and the history of the organisation. After the traditional performances, a cake made in a miraculous style was cut, followed by a laser display drawn across the sky that made you think the entire sky had turned into a capital city at midnight, while the lights of the city of bloemfontien, famous for its beauty, were once again enhanced with decorations of every kind that covered the main roads and other places throughout the city. When 12 midnight arrived, Tabo Mbeki, the former president, was welcomed to light a torch whose light and design were made to resemble the flag and emblem of the ANC.
A small, old church located in the village of Mangaung was the place where a small organisation was founded, belonging to people who were greatly despised at that time and who had neither economic strength nor military strength. That church had the fortune of becoming the most famous place in the country, taking on the name of the place where the longest-lived liberation organisation was founded, the one that triumphed over the most oppressive regime in the world.
President Zuma delivered the longest speech at the venue, consisting of 60 pages. In that speech he spoke mostly about the 100-year history of the ANC and the leaders of the organisation. He thanked 121 people, most of whom were those who sacrificed their lives for the struggle. He mentioned the name of Nelson Mandela 14 times. He condemned the apartheid government 21 times, and he praised the struggle of the ANC 21 times. He listed the names of the men with whom he had been in the struggle who lost their lives, and others who came before them who also died for the sake of the struggle.
It was no surprise to me that my friend, who was sitting with me in the hall listening to the speech, wept when Zuma said: "Even though I am president and the country is free, the great palace I live in has never erased nor healed the pain that the memory of the graves of my comrades in the struggle causes me, those who were not fortunate enough to see the ANC turn 100".
Of course, both my friend and I remembered the graves of people we loved, and Zuma's story was like one speaking about us. Although my friend and I do not hope to become leaders of Ogadenia when it is liberated, since our struggle includes heroes like Zuma, this story by Zuma, which took two and a half hours, reminded us that the proverb is true: he who perseveres will succeed, and that a long time is not something that breaks the morale of the freedom fighter, but rather a historical reserve that leads to growth.
Among the participants who came from around the world were leaders from East Africa: Burundi, Rwanda, Uganda, Erteria and others, who were very different from the leaders who came from the rest of the world. Uganda's Muzavane surprised the audience when he said: "I thought all black people were Zulu". Muzevane perhaps wanted to praise Zuma, who is of that ethnic group, or perhaps he wanted to criticise him and show other people how Zuma always displays Zulu culture at major state gatherings even though he represents 11 ethnic groups, of which the Zulu are only one part. In any case, it showed how little he knows about the history of this country and the sensitivity of the cultural and racial differences that this country has gone through.
Likewise, it is worth mentioning how the leaders who came from East Africa were astonished by other events opposing President Zuma himself and others opposing the ANC (the ruling party). Since a politics built on tolerance does not exist in East Africa, these leaders watched as the chairman of the ANC youth league held a large demonstration in this same historic village, in which they even opposed P/President Zuma and demanded that he step down from office, while the police protected them in the same way they were protecting Zuma.
Also new, of course, to the leaders who came from East Africa was another matter, which was the DA (the party representing the whites who used to enslave the blacks) holding a large event in the same city at the same time the ANC was celebrating, commemorating and praying for the white people killed by the ANC in the 1980s when they were fighting for freedom, yet no one at all paid attention to them, and they carried on with their business just as the ANC carried on with its own. In my opinion, I cannot rule out that those leaders had more of an urge to kill those people than an appetite to learn political tolerance and responsibility from them. It is also worth recalling that the bloodsucker Zanawi was invited but did not come, fearing the JOKA community and the people of Ogadeniya, who had already prepared to disgrace him at that event and raise their voices against him in a protest, as happened at the G20 summit held in London.
In Part 2 you will enjoy reading about the challenges the ANC organisation and the leaders of the organisation went through over those 100 years. Stay tuned.
OMAR JIGJIGA – ONA/SAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
