
Shir ay soo qaban qabiyeen ururka dhalin yarda OYSU ayaa lagu qabtay magaladaCape Townee dalka Koonfur Afrika. Shirkan oo ahaa shir sanadeedkii ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) ay ku kala war qadanayeen sanadkii tagay 2011 iyo Ajandaha sanadka 2012 iyo Qorshaha Shaqo (Action Plan)-ka ee sanadkan, ayaa waxaa furay Xoghayaha ururka ee Faraca Cape Town mudane Maxamed Qani.
Kadib sida dhaqanka u ahayd shirarka dhalinyarada, waxaa Shirka lagu furay Ayadaha Quraanka Kariimka iyo waxdi diini ah oo uu soo jeediyay Sheekh Geele. Xoghayaha oo shirka daadihinayay ayaa waxa uu ku soo dhaweeyay oo war bixintii sanadkii tagay iyo Ajandaha Sandkan ka akhriyay shirka Abdijamal Abdulahi oo ah hogaanka warfaafinta OYSU Cape Town, isagoo si wanagsan ooga warbixiyay wax qabadkii sanadkii tagay uu ururka dhalinayarada filiyay.
Kadib waxa shirka qadka teleefoonka ku soo galay Mudane Mujaahid Sheekh oo ah xoghayaha guud ee ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU). Wuxuu xoghayaha guud oo si wanagsan loogu soo dhaweyay shirka ka jeediyay madasha qudbad si dagan ay u dhuuxeen xubnihii fadhiyay shirka. Naftiihure Mujaahid wuxuu si fiican ooga hadlay wax qabadkii ururka OYSU ee heer caalami sanadkii tagay iyo sanadkan ajandaha u dagan ururka iyo wax qabadka laga sugayo. Xoghayaha mudane Mujahid sheikh Ibraahim ayaa hadalkiisii ku soo gaba gabeyay wano iyo wax qabad laga rabo dhamaan xubnaha OYSU meel walba ay jogaan, isagoo kula dardaarmay in ay hiil iyo hooba la garab istagaan halganka xaqa ah ee ka socdo Gudaha Ogadenia oo ay hogaaminayso Jabahada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO).
Intaa ka dib waxaa shirka lagu soo dhaweyay halgame Nuur dheere oo ah halgame gudaha Ogadenia laga bilaabo 1996 ilaa 2011 ku jiray kana mid ahaa xubnaha CWXO dagala badana ka soo qab galay. Waxuu ugu horeyn u mahad caliyay dhamaan xubnaha jaliyada Koonfur Afrika iyo xubnaha dhalinyarada OYSU ee shirkan soo abaabulay. Wuxuu hadalkiisii ku bilabay taliye Nuur dheere; “Dhalin yarada waa waa muruqa iyo maskaxda halganka & waliba hantida dhabta ah ee halganka.” Wuxuu intaa raaciyay; dhalinyarada OYSU eesouth Africawaxaad ogataan in wadanka aad jogtaan xoriyadda waxaa gaadhsiiyay una soo rafaaday waa ururka ANC, marka waa inaad idinkana u dhabar adeegtaan halganka una sabirtaan dhibaatada uu leeyahay halganka. Gobanimada waa loo dhintaa oo loo rafaadaa marka naftiina iyo malkiinaba u hura sidii gumaysiga madoow looga xoreyn lahaa dalka. Diida hadaad tihiin dhalintii reer Ogadenia wax aan xornima ka aheyn oo idin anfaco ma jiraan halna ogaada ayuu yidhi; “Dhulkiina waxa haysta waa shaqsi 9 bilood ku dhashay idinkana man gaabsan oo diin uu leeyahay aanay jirin, marka Gumaysi diida Guusha way iman.” ayuu hadalkisii ku soo gaba gabayay halgame Nuur dheere .
Shirka ayaa waxa la isku wada afgaratay, dhamaan xubnihii iyo tageerayaashii ka soo qayb galayba, inay garab is tagaan JWXO iyo halganka xaqa ah ee ka socdo Ogadenia. Shirka ayaa soo gaba gaboobay abaarihii 12:00 habeenimo, waxa uuna ku dhamaday Jawi aad u wanaagsan.
ISKUTASHI MIDNIMO MINTID & ALLAAHU AKBAR.
Oogle yare -South AfricaCapetown
ONA
A conference organised by the youth organisation OYSU was held in the city of Cape Town in the country of South Africa. The conference, which was the annual conference of the Ogaden Youth and Students Union (OYSU), at which members exchanged reports on the past year 2011 and discussed the agenda for 2012 and this year's Action Plan, was opened by the organisation's Secretary of the Cape Town Branch, Mr Maxamed Qani.
Then, as is the custom at youth conferences, the conference was opened with verses of the Holy Quran and a religious sermon delivered by Sheekh Geele. The Secretary, who was chairing the conference, welcomed Abdijamal Abdulahi, the head of information of OYSU Cape Town, who read to the conference the report on the past year and this year's agenda, giving a good account of the work the youth organisation carried out over the past year.
Then Mr Mujaahid Sheekh, the Secretary General of the Ogaden Youth and Students Union (OYSU), joined the conference by telephone. The Secretary General, who was warmly welcomed to the conference, delivered a speech to the gathering which the members attending the conference absorbed calmly. The self-sacrificing Mujaahid spoke well about the work of OYSU at the international level over the past year, as well as the agenda set for the organisation this year and the work expected of it. The Secretary, Mr Mujahid sheikh Ibraahim, concluded his speech with advice and the tasks required of all OYSU members wherever they are, urging them to stand by, with all their strength and support, the just struggle taking place inside Ogadenia led by the Ogaden National Liberation Front (ONLF).
After that, the conference welcomed the freedom fighter Nuur dheere, a fighter who was inside Ogadenia from 1996 to 2011, was one of the members of the CWXO and took part in many battles. He first thanked all the members of the South African community and the OYSU youth members who organised this conference. Commander Nuur dheere began his speech: "The youth are the muscle and the brain of the struggle & also the true wealth of the struggle." He added: OYSU youth in South Africa, you should know that the freedom of the country you are in was achieved and suffered for by the ANC organisation, so you too must serve the struggle and endure the hardships that the struggle brings. Freedom is something people die and suffer for, so sacrifice your lives and your wealth to free the country from black colonialism. Reject it; if you are the youth of Ogadenia, nothing other than freedom will benefit you, and know one thing, he said: "Your land is held by an individual born in 9 months, he is no greater than you, and he has no religion, so reject colonialism and victory will come," concluded the freedom fighter Nuur dheere.
At the conference, it was agreed by all the members and supporters who attended to stand by the ONLF and the just struggle taking place in Ogadenia. The conference concluded at around 12:00 midnight, and it ended in a very good atmosphere.
SELF-RELIANCE, UNITY, STEADFASTNESS & ALLAAHU AKBAR.
Oogle yare - South Africa, Capetown
ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
