Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Xarunta dhexe ayaa sheegaya in CWXO ay maalmahan sii kordhayeen dagaaladii joogtada ahaa ay ku naafeynayeen ciidamada cadawga.
Waxaa kaloo uu na soo gaadhsiiyay wariyayaha Wakaaladda ula socda CWXO in dhiigyacab ina Iley oo dhawaanahan si dhuumasho ah ku marayay dagmooyin ka mid Ogaadeenya markay ka war heleen Naftood-hurayaasha Ciidamada Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya ay weerar ku qaadeen hadafkiisu ahaa inay gacanta ku dhigaan, hase yeeshee uu ku baxsaday fara caaradood. Wuxuu intaa ku daray in loo gaystay ciidamadii la socday khasaare gaadiid iyo mid nafeedba leh. Faafaahinta hawlgalkaa ayaa u dhacay sida;
30/9/2011 ayay CWXO dagaal qorshaysan ku qaadeen kolanyadii uu la socday dhiigyacab ina il dhurwaa meesha lagu magacaabo JUFFA oo u dhaw Dhagax madaw waxaana halkaa lagaga gubay halbaabuur iyo wixii saaraa waxaa kaloo dagaalkaas lagaga dilay 15 askari waxaana lagagaga dhaawacay20 kale. Dagaalkan oo sidaan soo sheegnay hadafkiisu ahaa in gacanta lagu dhigo dambiilahaa ayaa lagu sagootiayay ina ildhurwaa.
Waxaa sidoo kale weerar balaadhan lagu qaaday 2dii bishan10aad Feedha-cad oo u dhaw Galaalshe weerarkaas oo lagu qaaday ciidamo hawl gal u joogay halkaa. Dagaalkan oo khasaare laxaadleh lagu gaadhsiiyay cadawga ayaa waxaa lagaga dilay 23 askari meesha lagaga dhaawacay 25 kale. Dagaalkan waxaa ka qayb galay diyaaradaha qumaatiga u kaca kuwaas oo gurayay dhawaaca iyo bakhtiga cadawga islamarkaana isku dayay inay gacan siiyaan maxaysatada dagaalka ku jirta.
Dagaaladii ugu danbeeyay ee naga soo gaadhay xarunta dhexe ayaa waxay u kala dhaceen sidan;
15/9/2011 dagaal ka dhacay leedilay oo ka tirsan dagmada Dhagaxbuur waxa ciidamada cadawga lagaga dilay 3askari 5 kalana waa lagaga dhaawacay.
26/9/2011 dagaal mir ah ka dhacay Goora shan oo u dhaw Boodhcaano oo ka tirsan degmada Goday waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 5askari waxaana lagaga dhaawacay 6 kale. Isla maalintaa waxaa falgaadmo ah ciidamada cadawga lagu fuliyyay Tantoomi oo ka tirsan degmada Dhagaxmadaw halkaasoo cadawga lagaga dilay 2 askar 2 kalana waa lagaga dhaawacay.
29/9/2011 dagaal kamiin ah ka dhacay Karinka solo oo u dhaxeeya Qalaafo iyo Goday waxaa cadawga lagaga dilay 4 askari 8 kalena waa lagaga dhaawacay.
30/9/2011 dagaal isku dhac ah oo ka dhacay Tantoomi oo ka tirsan Dhagaxmadaw waxaa cadawga lagaga dilay 3 askari waxaana lagaga dhaawcay 5 kale. Dagaal kale oo ka dhacay Qabri cadaad oo ka tirsan Dhagaxmadaw waxaa cadawga lagaga dilay 2 askari 3 kalena waa lagaga dhaawacay
1/10/2011 dagaal ka dhacay Malablay oo ka tirsan dagmada Dhanaan waxaa cadawga lagaga dilay 2 askari waxaana lagaga dhaawacay 4 kale. Isla maalintaa ayuu dagaal ka dhacay Malablay oo ka tirsan Dhanaan, waxaana cadawga lagaga dilay 3 askari waxaana lagaga dhaawacay 7 kale.
2/10/2011 dagaal ka dhacay Labagudubka dhagaxmadaw waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 3 askari waxaana lagaga dhawaacay 5 kale. Sidoo kale dagaal ka dhacay Dhababka boholalay oo ka tirsan degmada dhagaxbuur waxaa cadawga lagaga dilay 2 askari waxaana lagaga dhaawcay 3 kale. Dagaal kale oo dhacay Dulgaaban oo ka tirsan degmada Garbo ayaa waxaa cadawga lagaga dilay 2, waxaana lagaga dhaawacay mid kale
4/10/2011 dagaal ka dhacay Garigo’an waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 3 askari waxaana lagaga dhaawacay 2 kale
Dhanka waxa wariyaha Xarunta dhexe u jooga ONA wuxuu intaa ku daray in ay jiraan dhibaatooyin loo gaystay dad shacab ah oo aan waxba galabsan oo si aargoosi ah loo waxyeeleeyay. Dhibaatooyinkan oo isugu jira dil iyo xadhig ma aha kuwii ugu horeeyay ee gaadha dadka masaakiinta ah.
Dhibaatooyinka loo gaystay dadka shacabka ah ee na soo gaadhay waxay ka kala dhaceen;
27/9/2011 Yoocaale oo ka tirsan degmada awaare waxaa lagu xidhay dadka kala ah
1. Sahra rashiid aw axmed
2. maxamed deeq xuseen daahir
3. sheikh nuur bashiir
1/10/2011 waxaa xadhig loogu gaysatay degmada Dhagaxbuur dadka kala ah
• Dahabo cabdi raage
• Ayaam cabdi raage
• Cabdi maxamed xaashi
4/10 /2011 waxaa tuulada Garigo’an dil loogu gaystay dadka kala ah
1- Cabdinuur cabdi raxmaan
2- In shariif sulub oo jirta 7 sano jir ah
ONA.
The latest reports reaching us from the Central Region say that in recent days the ONLA has been stepping up the continuous battles in which it has been crippling the enemy forces.
The Agency's reporter accompanying the ONLA has also informed us that the bloodsucker Ina Iley, who had recently been secretly passing through districts of Ogadenia, was attacked by the self-sacrificing fighters of the Ogaden National Liberation Army when they learned of his movements, with the aim of capturing him; however, he escaped by the skin of his teeth. He added that the forces accompanying him suffered losses in both vehicles and lives. The details of that operation unfolded as follows;
On 30/9/2011 the ONLA launched a planned attack on the convoy in which the bloodsucker Ina Il Dhurwaa was travelling, at a place called JUFFA near Dhagax madaw, where a vehicle and everything on board were burned; in that battle 15 soldiers were also killed and 20 others wounded. This battle, which as we have reported was aimed at capturing that criminal, sent Ina Ildhurwaa fleeing.
Likewise, on the 2nd of the 10th month (October) a large-scale attack was launched at Feedha-cad near Galaalshe, an attack carried out against forces stationed there on an operation. In this battle, which inflicted heavy losses on the enemy, 23 soldiers were killed and 25 others wounded on the spot. Helicopters took part in this battle, collecting the enemy's wounded and dead and at the same time trying to assist the militia engaged in the fighting.
The latest battles reaching us from the Central Region took place as follows;
15/9/2011: in a battle at Leedilay in Dhagaxbuur district, 3 soldiers of the enemy forces were killed and 5 others wounded.
26/9/2011: in a battle at Goora shan near Boodhcaano in Goday district, 5 soldiers of the enemy forces were killed and 6 others wounded. On the same day an assault was carried out against enemy forces at Tantoomi in Dhagaxmadaw district, where 2 enemy soldiers were killed and 2 others wounded.
29/9/2011: in an ambush at Karinka solo between Qalaafo and Goday, 4 enemy soldiers were killed and 8 others wounded.
30/9/2011: in a clash at Tantoomi in Dhagaxmadaw, 3 enemy soldiers were killed and 5 others wounded. In another battle at Qabri cadaad in Dhagaxmadaw, 2 enemy soldiers were killed and 3 others wounded
1/10/2011: in a battle at Malablay in Dhanaan district, 2 enemy soldiers were killed and 4 others wounded. On the same day a battle took place at Malablay in Dhanaan, in which 3 enemy soldiers were killed and 7 others wounded.
2/10/2011: in a battle at Labagudubka, Dhagaxmadaw, 3 soldiers of the enemy forces were killed and 5 others wounded. Likewise, in a battle at Dhababka boholalay in Dhagaxbuur district, 2 enemy soldiers were killed and 3 others wounded. In another battle at Dulgaaban in Garbo district, 2 of the enemy were killed and one other wounded
4/10/2011: in a battle at Garigo'an, 3 soldiers of the enemy forces were killed and 2 others wounded
Meanwhile, ONA's reporter in the Central Region added that there have been abuses committed against innocent civilians who were harmed in revenge. These abuses, which include killings and arrests, are not the first to befall these poor people.
The abuses committed against civilians that have reached us took place as follows;
27/9/2011: in Yoocaale in Awaare district, the following people were arrested
1. Sahra Rashiid Aw Axmed
2. Maxamed Deeq Xuseen Daahir
3. Sheikh Nuur Bashiir
1/10/2011: in Dhagaxbuur district the following people were arrested
• Dahabo Cabdi Raage
• Ayaam Cabdi Raage
• Cabdi Maxamed Xaashi
4/10 /2011: in the village of Garigo'an the following people were killed
1- Cabdinuur Cabdi Raxmaan
2- A girl, Shariif Sulub, aged 7 years
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

