Opens in a new tab

Dib u Milicsiga Taariikhda Halganka iyo Halyeeyada CWXO

ONA29 August 2014
Read in English

Waxay halkan noogu soo gudbiyeen dhalinyarada Sheeko iyo Shaahid filim aad u qiimi badan oo lagu wareysanayo qaar ka mid ah Taliyayaashii asaasay CWXO oo qaarkood ay Shahiideen qaarna ay weli hubka sidaan. Waa filim Taariikhi ah. Hambalyo Sheeko iyo Shaahid.

Daawasho Wacan:

ONA.

La wadaag